Jaaliyada Somaliland Ee Ku Dhaqan Washington DC Oo Casuumad U Samaysay Af-hayeen Dhuxul
Washington, (SLpost)- Wakiilka Somaliland ee dalka Mareykan Rashiid Gaaruf iyo Jaaliyadda ee Washington DC ayaa qado Sharaf u sameeyay Af-hayeenka Madaxwaynaha Axmed Saleebaan Dhuxul. Waxa ugu horeyn ka...
Siyaasadda Arimaha Dibada Somaliland Oo Noqotay mid fur furan Isla markaana Kasbatay Wadamo kala duwan Oo caalamka ku yaala
Siyaasada arimaha dibada Ee Somaliland ayaa Noqotay shanti sano Ee ugu Danbaysay Mid aad iyo aad Looga sameeyey horumar balaadhan Taasoo keentay in Somaliland...
Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii – Qaybta 4aad
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...
Al-shabaab Oo Qudha Ka Jartay 25 Askari Oo Kenyan Ah
Gaarrisa, (SLpost)- Af-hayeen u hadlay kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dileen 25 askari oo ka tirsan ciidamada Kenya, kuwaasoo...
Tirada Dad Dhintay iyo Qaar La La’yahay Mareykanka Iyo Mexico, Ka Dib Duufaan Ku Dhufatay
Texas, (SLpost)- Gobollo ka mid ah dalka Mareykanka iyo Mexico ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 19 qof,a ka dib markii ay ka da’een...
Jaalliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Ayaa Munaasibad Sagootin Ah U Sameeyay Wasiirka Deegaanka
Frankfurr, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Arrimaha Reer Miyiga Marwo Shukri X. Ismaaciil Baandare, ayaa shalay gelinkii dambe ka amba-baxday magaalada Frankfurt ee dalka...
Axsaabta Mucaaradka Oo Ka Hadlay Baaqashada Kulankii Turxaan-bixinta Ahaa Ee Saddexda Xisbi Iyo Xukuumadda
Hargeysa, (SLpost)- Hogaamiyeyaasha axsaabta mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), oo warbaahinta kula hadlay xarunta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

