HomeAl-shabaab Oo Qudha Ka Jartay 25 Askari Oo Kenyan Ah

Al-shabaab Oo Qudha Ka Jartay 25 Askari Oo Kenyan Ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Gaarrisa, (SLpost)- Af-hayeen u hadlay kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa sheegay  inay dileen 25 askari oo ka tirsan ciidamada Kenya, kuwaasoo ay ku laayeen deegaanka waqooyi ee Gaarrisa, halkaasoo ay hore kooxdaas ugu laayeen in ka badan 148 qof oo u badan ardayda jaamacadda Gaarrisa bishii hore, ka dib markii ay weerareen jaamacaddaas.Gaarrisa

Sheekh Cabdicasiis Abu Muscab ayaa maanta oo salaasa ah sheegay in 20 sarkaal oo ka tirsan ciidamada Kenya ay xalay kooxdoodu ku dishay y deegaanka Yumbis oo 70km waqooyiga ka xiga magaalada Gaarissa, kuwaasoo uu xusay inay ku naf waayeen miino ay maleeshiyadoodu u dhigtay waddada baabuurtu marto

“Dhamaan hubkii ay siteen oo dhan waanu qaadanay. Waxa jiray qaar ka mid ah ciidamadaas oo naga baxsaday.”, ayuu yidhi Abu Muscab, waxaanu intaas ku daray, isagoo la hadlayay wakaallada wararka ee Reuters inay gubeen shan gaadhi oo ay wateen ciidamada Kenya..

Saraakiisha booliska ee magaalada Gaarrisa ayaa xaqiijiyay inay  20 askari oo Kenyan ahi ay ku dhinteen weerarkaas.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories