HomeJaalliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Ayaa Munaasibad Sagootin Ah U Sameeyay...

Jaalliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Ayaa Munaasibad Sagootin Ah U Sameeyay Wasiirka Deegaanka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Frankfurr, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Arrimaha Reer Miyiga Marwo Shukri X. Ismaaciil Baandare, ayaa shalay gelinkii dambe ka amba-baxday magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka, halkaas oo jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqani munaasibad sagootin ah ugu qabteen ka hor intii aanay ka soo amba-bixin garoonka diyaaradaha ee magaalada Franfurt.downloadfile

Marwo Shukhri Xaaji Baandare, ayaa waddanka Jarmalka soo gaadhay Todobaadkii hore, waxaanay jaaliyadda Somaliland eek u haqan dalkaas kala-qayb-gashay Sannad-guuradii 24aad ee Xuska maalinta 18-ka oo lagu qabtay magaalada Gross Gerau 17-kii bisha May, iyada oo xafladda lagu maamuusay xuska maalinta madax-bannaanida Somaliland ay ay soo abaabuleen Ururka Dhalinyarada rer Somaliland Ee ka dhisan wadankan Jarmalka ee loo soo gaabiyo (S.Y.D.A). Xafladan oo loogu magac daray” Xaflada Qaranka ee Qarniga” waxa ay kusoo dhamaatay rayrayn iyo farxad.

Wasiiradda oo ku sugnayd wadanka jarmalka muddo Todobaad ah ayaa waxa ay la kulantay dhiggeeda Wasaaradda Deegaanka ee Wadanka jarmalka Xarunteeda Magaalda Bonn.

Aqoonyahaynka iyo waxgaradka jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan waddanka jarmalka ayaan u kala hadhin Soo dhawayntii iyo Sagootinta Wasiiradda . Aqoonyahanadda ahna Abwaanadda wayn ee Marmo : SAHRA CAYDIID ayaa si balaadhan uuga qayb qaadatay  soo dhawanytii wasiiradda .

Waxa isna si balaadhan uga qayb qaatay soo dhawayntii iyo sagoontintii Wasiiradda Guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland Ee wadka jarmalka Mudane Maxamed Xuseen Dhacasay.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories