Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Amar Cusub Kusoo Rogay Isticmaalka Gaadiidka Dawladda
Boorama, (SLpost)- Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa amar kusoo rogay isticmaalka gaadiidka dawladda, isagoo wareegto kusoo saaray inaan suuqa lagu arki...
Waddamada Bariga Afrika Oo Wefti Xaqiiqo Raadin Ah U Diraya Burundi
Arusha, (SLpost.net)- Waddamada bariga Afrika ayaa wefti u diraya dalka ay mudaharaadada rabshadaha wataa hadheeyeen ee Burundi. Kulan degdeg ah oo ay yeelan doonaan waddamada...
“Markii aanu mucaaradka ahayn haddaanu hanjabno khasaaraa dhici jiray, laakiin imika…” Boqor Buur-madaw
Hargeysa, (SLpost)- Boqor Cismaan Aw-maxamuud Buurmadaw oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland, gaar ahaan beesha bariga Burco ayaa ka hadlay qabsoomida doorashooyinka iyo go’aanada...
Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiqaadir Jaamac Xuseen Carab Iyo Suhuur Cumar Cismaan Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Burco
Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan Cabdiqaadir Jaamac Xuseen Carab Iyo Suhuur Cumar Cismaan Oo Meherkoodu Ku Qabsoomay Magaalada Burco “GACAL IYO SOKEEYABA MEHERKIINA LAGU...
“Kooxda Kubadda Koleyga Ee IFTIN Ee Wasaaradda Wabarshadu Sannad Gudihii Ayay Guulo Badan Ku Gaadhay” Tabobare Abiib
Macallinka kooxda kubadda koleyga IFTIN ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Abiib Maxamed Xasan ayaa ka warbixiyay heerarkii kala duwanaa ee ay kooxdaasi soo...
Dib u dhaca Doorashada Waxaa Iska Leh Komishankii Hore Iyo Xisbiga Wadani
Somaliland waxay ahayd inay ka qabsoonto labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Baarlamaanku sanadkan aynu ku jirno badhtankiisa, balse waxaa ku yimi dib u dhac,...
Xisbiga UCID oo Xukuumadda iyo Wakiillada ku eedeeyey inay Hagar-daamo ku yihiin Qabsoomidda Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Guray) ayaa Xukuumadda talada haysa iyo Golaha Wakiillada ku eedeeyey inaanay oggoleyn doorasho...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

