Tirada Dad Ay Ciidamada Masar Laayeen, Kuwaasoo Ay Ku Sheegeen Maleeshiyaadka Ka Dagaalama Gobolka Siinaay
Qaahira, (SLpost)- Ciidamada dalka Masar ayaa dilay 29 qof oo ay sheegeen inay ahaayeen maleeshiyada ka dagaalanta gobolka ee Siinaay, sida uu Reuters u...
Ilaalada Xeebaha Talyaaniga Oo Badbaadiyay Boqolaal Muhaajiriin Ah Iyo Qaar Ku Dhintay Badda
Lampedusa, (SLpost)- Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa sheegay inay soo badbaadiyeen boqolaal tahriibeyaal ah oo la socday in kabada 15 doonyood, shalay axaddii,...
Dugsiyada Gaarrisa Oo Dib Loo Furay Iyo Macalimiinta Aan Soomaalida Ahayn Oo Aan Kasoo Xaadirin
Hargeysa, (SLpost)- Kulan ka qabsoomay magaalada Gaarrisa ee dalka Kenya ayaa la isugu keenay boqolaal arday oo soomaali ah oo sannadihii la soo dhaafay...
Congo-Brazzaville Oo Haweenka Muslimka Ah Ka Mamuucday Indho-shareerka
"Wasiirka arrimaha gudaha Congo-Brazzaville Raymond Zephirin Mboulou ayaa nagu wargeliyay go’aanka lagu mamnuucay inay dumarku ku xidhaan indho-shareer" Brazzaville, (SLpost)- Dawladda Congo-Brazzaville ayaa dumarka muslimka ah...
“Soomaaliya Waxay Doonaysaa Inay Ciidan Keento Xuduudda Inoo Dhexaysa, Kuwaasoo Khatar Ku Ah Nabadda Geeska Afrika” Wasiir Waran-cadde
Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde oo socdaal ugu maqnaa waddamada Imaaraat-ka iyo Itoobiya oo maanta dalka kusoo laabtay ayaa...
Chelsea Oo Markii 4-aad Hanatay Premeir League, Kooxdeese Ugu Badan Ee Ku Guulaystay Ilaa 1992-kii?
Kooxda Chelsea ayaa shalay xaqiijisay hanashada koobka horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka dib markii ay 1-0 kaga badisay kooxda Crystal Palace oo...
Golaha Guurtida Oo Guddi U Saaray Kasoo Talo-bixinta Muddo Kordhinta Xukuumadda
Hargeysa, (SLpost)- Golaha guurtida Somaliland ayaa guddi u saaray kazoo talo bixinta muddada loo kordhin doono xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo, ka dib markii dhawaan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

