HomeDib u dhaca Doorashada Waxaa Iska Leh Komishankii Hore Iyo Xisbiga...

Dib u dhaca Doorashada Waxaa Iska Leh Komishankii Hore Iyo Xisbiga Wadani

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Somaliland waxay ahayd inay ka qabsoonto labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Baarlamaanku sanadkan aynu ku jirno badhtankiisa, balse waxaa ku yimi dib u dhac, iyadoo ay dhawaan soo saareen komishanka qaranku  wakhtiga loo asteeyey  qabashada diiwaan gelinta cod bixiyayaasha.

Waxaana halkaasi ka cad marka koobaad in dibu dhaca doorashada ay lahaayeen  Komishankii hore oo noqday kuwo fadhiida, sidoo kale uu gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxman ciro la seexday xeerkii doorashada isaga iyo xildhibaanada ay isku xulafada yihiin ee ku jira xisbigiisa, Cabdiraxmaan ciro isagoo ogaa inuu leeyahay eeda doorasahda uuna qeybta ugu wey ku leeyahay hadana inuu ku eedeeyo madaxweynaha iyo xukuumadiisa waa waxaan caqliga gelayn.

C.raxmaan ciro waxaan ogayn in tolaayey ay ka dhacday maalintii kurisgiisa la yaragil gilay lamina doonayn siday aniga ila tahay in laga qaado balse waxaa la eegaayey adkaysiga iyo go,aanka uu halkaasi ka qaato , jawaabtiina waxay noqotay inuu yahay nin jilicsan oo markiiba ku cararay “ Tolaay tolkayoow kursigii layga qaad” cidii ku dhimatay ama ku dhaawacan tahay  iyo cidii ay dhibi kasoo gaadhayba danbigeed if iyo aakhiraba isagaa qaba, waxaana cadaatay inaanu ahayn nin qaran uu yahay nin qabiil.

Anigu waxaan qabaa fikir ahaan aaminsanahay dib u dhaca ku yimi doorashooyinka masuuliyadooda koobaad uu leeyahay Gudoomiye Cabdiraxmaan ciro oo  la seexday xeerkii markii danbena qas iyo qalaan qal ku sameeyey xeerkii waxna ka bedelay wuxuuna ka dhigan yahay Hasha geela cunta ee Cabaada, waxaa taasi soo raaca eeda kalena waxaa komishankii hore oo iyaga xilkoodu ahaa inay hawsha isku duba ridaan xilkoodana gutaan balse way ku fashilmeen, Waxaa hubaala Madaxweynaha iyo xukuumadiisuba may noqonayn Komishankii manay noqonayn Baarlamaankii,  xilkaas cidii gabtay waa is ogtahay waxba yaanay ka gal galan.

 

Cali Xasan

Calixasan806@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories