HomeMudaneyaasha Wakiillada Oo Ansixiyay Laba Xeer Oo Mid Ka Mid Guurtidu Kusoo...

Mudaneyaasha Wakiillada Oo Ansixiyay Laba Xeer Oo Mid Ka Mid Guurtidu Kusoo Celisay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa, (SLpost)- Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerarka duulista hawada iyo xeerka hay’adda dhawrista tayada.

Ugu horeyn fadhigii maanta ee golaha wakiillada oo uu shir-guddoominayay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golahaas Baashe Maxamed Faarax ayay xildhibaannadu cod u qaadeen xeerka duulista hawada, iyagoo markii ay dhameeyeen codka keli kelida ah, si duuduub ah cod ugu qaaday kuna meel-mariyay cod aqlabiyad ah.

“Afartan xildhibaan waxay u codeysay xeerkii koowaad ilaa sagaashanaad iyo lifaaqaynu u codeynay labaa diiday afar xildhibaanna way ka aamuseen sidaas ayaanu ansax ku yahay.” Ayuu yidhi guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baashe Maxamed Faarax.

Sidoo kale waxay xildhibaannadu cod gacan taag ah u qaadeen xeerka hay’adda dhawrista tayada ooh ore goluhu u ansixiyay, basle golaha guurtidu wax ka bedel iyo kaabis kusoo sameeyeen, iyadoo dhamaan qodobaddii wax ka bedelka iyo kaabista ay guurtidu kusoo samaysay ay meel mariyeen mudanayaasha wakiilladu.

Shir-guddoonka golaha oo akhriyay tirade xildhibaannada u codaysay qodobaddaas, kuwa diiday iyo kuwa ka aamusay ayaa waxa uu yidhi. “Lix iyo afartan xildhibaan ayaa u codeeyay qodobada wax ka bedelka iyo kaabista ay guurtidu kusoo samaysay, hal xildhibaan ayaa diiday, cidna kamay aamusin.”

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories