Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Morocco Oo Diyaarad Dagaal Ka Baafinaysa Yemen Iyo Xuutiyiinta Oo Sheegtay Inay Soo Rideen

Sanca, (SLpost)- Dalka Morocco oo ka mid ah xulafada Sucuudiga ee dagaalka kula jira kooxda falaagada ah ee Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay inay la’dahay...

Guddoomiye Cirro Oo Si Adag U Cambaareeyey Xadhiga Xarunta Iyo Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI

“Weli may dhicin Somaliland xisbi qaran oo inta uu ciidan qabsado ay yidhaahdaan kasoo baxa, waa markii ugu horeysay” Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah...

Ka Bogo Liiska Magacyada Saraakiisha la xidh-xidhay ee Xisbiga Waddani oo kor u dhaafay 30 Qof

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Ammaanka Somaliland, ayaa xabsiga dhigay Masuuliyiin tiro badan oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, kadib markii Xisbigaasi shalay ku...

Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada oo bogaadiyey Muddo-kordhinta Guurtidu u samaysay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa soo dhaweeyey Muddo Kordhinta labada Sanno ah ee Golaha Guurtida maanta u sameeyey labada hay’adood oo...

Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka oo Qaaddacay Muddo-kordhinta Guurtidu u samaysay Xukuumadda iyo Wakiillada

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada UCID iyo Waddani, Eng Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa ka soo horjeestay go’aan Golaha guurtidu maanta muddo...

Doonidii Tobnaad Oo Sida Qaxoonti Ka Badan 500 Oo Qof Kasoo Qaxay Yemen Oo Soo Gaadhay Berbera

Berbera, (SLpost)-  Doonidii tobnaad oo sida in ka badan 524 qof  oo ah qaxoontiga kasoo cararaya colaada dalka Yemen, kuwaasoo u badan dad soomaali...

Boqorka Sucuudiga Oo Qaadacay Casuumad Uu U Fidiyay Obama

Riyaad, (SLpost)-  Boqorka dalka Sucuudiga ayaa qaadacay casuumad uu madaxweyne Obama u fidiyay waddamada Khaliijka carabta. Kulankan ayaa loo arkaa inuu hordhac u yahay tallaabada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img