HomeDhul-gariir Markale Ruxay Nepal, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Dalka Hindiya Oo Laga...

Dhul-gariir Markale Ruxay Nepal, Khasaaraha Ka Dhashay Iyo Dalka Hindiya Oo Laga Dareemay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kathamandu, (SLpost)- Kumanaan ku nool caasimadda dalka Nepal ee Kathamandu ayaa waddooyinka u soo baxay, ka dib markii uu dhul-gariir cusub oo xoog badan uu ku dhuftay dalkaas.

Hay’ad cilmiga dhulka ka shaqeysa oo Mareykan ah ayaa baadhitaan ay samaysay ku sheegtay in cabirka dhul-gariirku uu ahaa 7.4, iyadoo dhul-gariirkii bishii hore ee April ka dhacay waddankaasi uu cabirkiisu ahaa 7.8.

Dhulgariirka ayay baaxaddiisu gaadhsiisnayd inta u dhexaysa Kathmandu iyo buuraha Everest, waxaanu socday muddo laba daqiiqo ah.Nepal Earthquak

Dhul-gariirkan ayay wararku sheegayaan inay ku naf waayeen 45 qof, halka uu dhaawac kasoo gaadhay 1,115 qof oo kale magaalada lagu magacaabo Namche Bazaar oo u dhaw buuraha Everest. Sidoo kale saraakiil u hadlay dalka Nepal ayaa tilmaamay inay dhulka la sinmeen in ka badan 19 dhisme, kuwaasoo 10 ka mid ahi ay ku yaallaan magaalada caasimadda ah ee Kathamandu.

Dhul-gariirkan ayaa sidoo kale laga dareemay dalka Hindiya oo jaar la ah waddanka Nepal, wasiirka qoyska dalkaas sheegay in dhul-gariirkaas ka dhacay Nepal uu ay ugu dhinteen dalkiisa 17 qof, kuwaasoo ku noolaa waqooyiga magaalada lagu magacaabo Bihar state. Sidoo kale waxa uu xusay wasiirku in  dhismeyaal ku yaalla magaalada Delhi ay ruxmeen.

Dhul-gariirkii kan ka horeeyay ee ku dhufta dalka Nepal muddo laga joogo saddex todobaad ayaa waxa ku naf waayay in ka badan 8 kun oo qof, halka tiro kale oo badanina ay ku barakaceen oo ilaa hadda ay ku sugan yihiin banaannada, iyaga oo aan haysan wax hoy ah.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories