Munaasibado lagu Weynaynayo HABEENKA Leylatul Israa Wal-Micraaj oo la qaybtay iyo Masuuliyiin ka Qayb-gashay
Hargeysa (SLpost)- Munaasibado lagu weynaynayo Habeenka Laylatul Al-israa Wal-Micraaj oo ah Habeenki Nabi Muxammad (NNKH) la dheelmiyey, ayaa maanta laga xusay gobollada iyo degmooyinka...
Guddoomiye Cirro oo Warqad Mad-madow ka muuqdo beesha Caalamka ugu gudbiyey Mowqifka Xisbigiisa ka qabo Muranka siyaasadeed ee dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa maanta oo bishu tahay 15-May soo saaray Waraaq xambaarsan qoraallo lagu qoray luqadaha Afka Soomaaliga...
Maalinta Qarannimada 18-ka May & SHANTA QAARADOOD
Eng Hussein Adan Igeh |Hussein Deyr| |Hargeysa, Jam. Somaliland| Mahad oo dhammi waxay u sugnaatay Rabbigeenna Weyn ee inaga dhigay dad Muslim ah ee weliba...
Hambalyo Meherka Farxad leh: Daahir Muuse iyo Najax Axmed
Aabo Muuse, hooyo Faadumo, Cabdirisaaq Muuse, Kiin Muuse, Samsam Muuse, Idiris Muuse, Shafici Muuse, Cabdiqani Muuse, Safiya Muuse, Xamse Muuse, Cabdijabbaar Muuse, Daa’uud Muuse,...
Wasiirka Waxbarashada Oo Guddi U Saaray Soo Qiimaynta Tirada Guud Ee Ardayda Iyo Hantida Wasaaraddu Ku Leedahay Dalka
Haregysa, (SLpost)- Wasiirka wasaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Pro. Faarax Cilmi Geedoole oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaaraddaasi ayaa ku dhawaaqay magacaabida guddi...
Madaxtooyada Somaliland oo sannadkan ka baaqsatay Xafladda dabbaal-degga Xuska 18 May
Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa sannadkan Hakisay Munaasibad loogu dabbaal-dego Xuska maalinta Madax-bannaanida Somaliland ee 18-May oo habeenka ka dambeeya maalintan lagu qabto Aqalka...
Hambalyo Meher Farxad leh: Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre) iyo Khadra Aadan Muuse
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Madar Cabdi Axmed,Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Ibraahin Axmed Maxamed (Shiine), Maxamuud Cali...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

