Monthly Archives: May, 2015

spot_imgspot_img

Hargeysa: Dhisme Ganacsi Oo La Daah-furay Iyo Masuuliyiin Kala Duwan Oo Hadallo Ka Jeediyay

Hargeya, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan guddoomiye ku-xigeenka xisbigaas iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa...

Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Argagixisnimo Ugu Xidhan Minnesota Oo Qorshe Damaanadeed Loo Raadinayo

Minneapolis, (SLpost)- Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykan ayaa dedaal ugu jira sidii xabsiga looga soo saari lahaa  lix dhalinyaro soomaali ah...

Madaxweynaha Lagu Banaan-baxayo Ee Burundi Oo Bulshadiisa Ku Beerla-xawsaday Baqdin Uu Ka Qabo Inay Dalkiisa Al-shabaab Soo Beegsato

Bujumbura, (SLpost)- Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha Burundi ee afgambiga ka badbaaday ayaa sheegay in dalkiisa ay halis kaga soo wajahan tahay Xarakada al-Shabaab ee Soomaaliya. Madaxweyne...

Dawladda Milateriga Ah Ee Masar Oo Dal-dashay Lix Qof Iyo Sababaha Dilkooda

Qaahira, (SLpost)- Dawladda Masar ayaa sheegtay inay dil dal-dalaad ah  ku fulisay lix qof oo lagu eedeeyay xag-jirnimo, dhammaantood waxay ka mid ahaayeen urur...

Qolka yar ee VIPda ee Madaarka Hargeisa, khalad ayaa laga fahmay!

Anigu ma ihi Muxaafid, mana ihi Mucaarid, waxaanse ahay Muwaadin jecel horumarka dalkiisa iyo dadkiisa, gaar ahaana waxaan aad u xiiseeya ulana socdaa horumarka...

Tog-Wajaale: Ciidamada Ammaanka oo Hawl-gallo ballaadhan ka fuliyey Hoteellada la seexdo iyo diyaar-garowga Xuska 18 May

Tog-Wajaale (SLpost)- Ciidanka Laanta Socdaalka Degmada Tog Wajaale ayaa baadhitaano,ku sameeyay huteelada waaweyn ee la seexdo Gudaha Magaalada Tog-Wajaale. Baadhitaannada oo Ciidamadu ay ku hubinayaan...

Xukumadda Somaliland oo Dacwad Ka Gudbinaysa Wakiilka Midowga Yurub oo faro-gelin siyaasadeed lagu eedeyey

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la sheegay inay diyaarinayso dacwad ay u gudbinayso xarunta guud ee Midowga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img