DHEGAYSO: Xukuumadda Iyo Mucaaradka Oo Si Adag Uga Doodday Muddo-Kordhinta Iyo Doorka Faro-gelinta Beesha Caalamka oo mowqif midaysan ka muujiyeen
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda iyo Mucaaradka Somaliland, ayaa mowqif isku mid ah ka muujiyey faro-gelinta Beesha Caalamka kaga hadashay nidaamka siyaasadeed ee dalka ee ay...
Dhegayso Barnaamijka Radio Hirad ee Todobaadkan iyo Warbixinno Xiiso badan
Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...
Hargeysa: Magacyada Laba Askari Oo Ka Tirsan Ciidanka Nabadgelyada Oo Ku Naf Waayay Shaqaaqo Dhul
Hargeysa, (SLpost)- Laba askari oo ka tirsan ciidanka nabadgelyada Somailand ayaa ku geeriyooday isku dhac ka dhashay dhul ku yaalla galbeedka magaalada Hargeysa. Isku dhacan...
Bujumbura: Ciidamada Taageersan Madaxweyne Pierre Nkurunziza Oo Laba Sarkaal Iyo Wasiir Hore U Xidhay Af-gembigii Fashilmay
Bujumbura, (SLpost)- Ciidamada dalka Burundi ee taageersan madaxweynaha dalkaas ayaa xabsiga u taxaabay saddex qof oo la sheegay inay ka mid yihiin kuwii isku...
Wariye Soomaaliyeed Oo Maydkiisa Laga Helay Xeebaha Masar, Ka Dib Doon Tahriib Oo La Qarqoontay
Qaahira, (SLpost)- Wariye ka tirsanaa warbaahinta Soomaalida ayaa maydkiisa laga helay xeebaha dalka Masar, ka dib markii doon ay ku tahriibayeen isaga iyo dad...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Galabta Suuqyada Hargeysa Socod Ku Maray: DAAWO SAWIRRADA
Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamd Siilaanyo socdaal ku gaalaa bixiyay goobaha ganacsiga caasimadda Hargeysa. Madaxweynaha oo ay weheliyaan Marwada koowaad ee qaranka, wasiirka...
Xisbiga WADDANI Oo Shuruud Ku Xidhay Gogosha Wada-hadal Ee Xukuumaddu U Fidisay Mucaaradka
Haregysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa shuruud ku xidhay wada-hadal iyo gogol ay xukuumaddu ugu baaqday mucaaradka inay kaga wada xaajoodaan khilaafkii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

