HomeWasiirka Waxbarashada Oo Guddi U Saaray Soo Qiimaynta Tirada Guud Ee Ardayda...

Wasiirka Waxbarashada Oo Guddi U Saaray Soo Qiimaynta Tirada Guud Ee Ardayda Iyo Hantida Wasaaraddu Ku Leedahay Dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Haregysa, (SLpost)- Wasiirka wasaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Pro. Faarax Cilmi Geedoole oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaaraddaasi ayaa ku dhawaaqay magacaabida guddi soo qiimayn doonta hantida ay wasaaraddaasi ku leedahay gobollada Somaliland iyo qaabka ay waxbarashadu uga socoto deegaannada kala duwan ee dalka.wasiirka beeraha

Wasiirka oo shalay warbaahinta kula hadlay xarunta wasaaradda waxbarashada waxa uu yidhi: “Maanta oo aynu sii sagootiyayno hawl-waddeennada wasaaradda ee soo ururinaya xogaha kala gedisan ee laga rabo barnaamijkan sahanka ah ee lagu soo marayo 1,138 dugsi oo hoose dhexe ah iyo 142 dugsi oo sare oo waddanka ku yaalla meel la dhaafayaa ma jirto waxa lasoo taabanayaa, xogo kala gedisan oo ka kooban ardayda dugsiyada dhigata tiradooda wiilal iyo gabdhaba, macalimiinat shaqaysa ee mushaharka qaadata, hantida ay dugsiyadu leeyihiin iyo dugsi kastaa inta fasal ee uu leeyahay.”

Dhinaca kale wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa dhamaan macalimiinta iyo ardaydaba ugu baaqay inay si weyn uga qayb qaataan xuska 18-ka May ee ku beegan maalinta Isniinta.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories