HomeGuddoomiye Cirro oo Warqad Mad-madow ka muuqdo beesha Caalamka ugu gudbiyey Mowqifka...

Guddoomiye Cirro oo Warqad Mad-madow ka muuqdo beesha Caalamka ugu gudbiyey Mowqifka Xisbigiisa ka qabo Muranka siyaasadeed ee dalka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

wadaniHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa maanta oo bishu tahay 15-May soo saaray Waraaq xambaarsan qoraallo lagu qoray luqadaha Afka Soomaaliga iyo English oo Xisbigu kaga hadlayo mowqifkiisa ku aaddan muranka siyaasadeed ee ka taagan muddo-kordhinta loo sameeyey xukuumadda iyo Golaha Wakiillada.

Waraqaada guddoomiye Cirro oo la sheegay inuu u qoray Beesha Caalamka., tixraaceedu yahay XIS/WAD/XDH/2229/2015, isla markaana aan lahayn haba-yaraatee isla markaana aan lagu xusin cidda ay ku socoto, ayaa lagu sheegay in xisbiga Waddani ka soo horjeedo tallaabo kasta oo Somaliland lagaga takoorayo beesha Caalamka oo uu xusay inuu soo-dhawaynayo taageerada kala duwan ee ay u fidiyaan Somaliland.

Guddoomiye Cirro waxa bogaadiyey dhawaaqa beesha Caalamka ee ka dhashay go’aankii Golaha Guurtidu Muddo-kordhinta ugu sameeyeen Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada. Waxase uu xusay inuu danaynayo gogosha Xukuumaddu u fidisay mucaaradka, taas oo uu ku tilmaamay mid lagaga bixi karo khilaafka siyaasadeed ee xilligan dalka ka taagan.

Waraaqahan oo lagu baahiyey Bogga Facebook ee Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani, laguma xusin cidda loo diray iyo halka ay ku socoto, marka laga yimaaddo farriin qoraal ah oo lagu lifaaqay ujeeddada ay xambaarsan yihiin.

Halkan ka boqo Waraaqaha aan la sheegin cidda lagu socodsiiyey ee la sheegay inuu Guddoomiye Cirro u diray Beesha Caalamka.

wadaniwada

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories