Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Mayd Sarkaal Kenyaan Ah Oo Kooxdooda Ka Mid Ahaa

Soomaaliya, (SLP)- Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigay maydka sarkaal Kenyaan ah oo aanay sheegin xilliga la dilay iyo halka uu ku dhintay, iyadoo muuqaalka...

Qodobbo Kasoo Baxay Shir Ay Isugu Yimaadeen Waxgaradka Beelaha Buuhoodle Iyo Qurilugud

Burco, (SLP)- Odayaal iyo waxgarad ka kala socda deegaannada Burco iyo Buuhoodle ayaa shir uga furmay deegaanka Aadan-waal oo ka tirsan gobolka Togdheer. Shirkan oo...

Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta Oo Si Qoto Dheer Uga Warramay Heerarka Qorshaha Dhaqaalaha Somaliland Soo Maray

Stockholm, (SLP)- Wasiir ku-xigeenka wasaaradda qorsheynta qaranka Somaliland Cabdikariim Axmed Mooge ayaa si qoto dheer uga warramay heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray...

Maayarka Caasimadda Oo Jaalliyada Reer Sweden Ka Codsaday Inay Doorkooda Ka Qaataan Horumarka Dalka

Stockholm, (SLP)- Maayarka caasimadda Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) iyo xubno xildhibaanno ah oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa oo uu hogaaminayo oo maalmihii u...

Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha

Wasiirro lacag badan ku lumiya barashada duruus saxaafadda la xidhiidha si ay aanay uga jawaabin su’aalaha wariyeyaasha Qaar ka mid ah wasiirrada Dalka Ingiriiska ayaa...

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo uu hore u iclaamiyey (SAWIRRO+COD)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa shacabka magaalada Hargeysa la oogey Salaadda Roob-doonta oo Saaka Dalka oo dhan laga tukaday,...

Daawo: Warbixin Laga Diyaariyay Dadka Reer Kenya Ee U Soo Shaqo Taga Somaliland

Hargeysa, (SLP)- Telefishanka KTN ee laga dalka Kenya ayaa warbixin qoto dheer ka diyaariyay dadka reer Kenya ee u soo shaqo taga Somaliland. Sidoo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img