HomeSomaliland: Siyaasad xumada dawladdu waa ta sababtey in dad saddex musharo uga...

Somaliland: Siyaasad xumada dawladdu waa ta sababtey in dad saddex musharo uga xaadiraan xarumaha dawliga ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

BULSHAAWIShaqo la’aanta baahsan ee dalka ka taagan,waxaa kasii xun siyaasad xumada xukuumadeena,oo aan la hayn hanaan cad oo cadaalada oo ay ku qaadato shaqaalaha dawlada. xurumaha ku shaqada leh qaadashada shaqaalaha dawlada ayaa ah kuwo fadhiida oo aan lahayn nidaam hufan, saxa, oo sinaani ka muuqato. Siyaabaha aan haboonayn ee la isku shaqaalaysiiyo ayaa ah Mid Hab-qabiil ku dhisan, mid shaxaad iyo Shilimo dhiibid ku salaysan iyo Mid Masuul shilisi kuwado, waana tan ta sababtey in inta badan xarumaha dalwadu noqdaan kuwo fadhiida oo aan shaqo hufan oo hagaagsan laga qaban, Markii ay meesha  ka baxdey in siman oo xulla loo qaato hadba wixii shaqaale xukuumadu u baahantahay, waa nooc u eg uun qaadey qaado.

Habka ku dhisan in masuul shilis kuwado ama haybqabiil wadaagu, waakii uu wasiirkii hore maaliyadu Samaaleku qaatey shaqaalahii u danbeeyey oo ahaa tiro ku dhaw  400 oo qof, looma kala eegin Darajo Aqooneed wayna wada siman yihiin, Maxaa looga kala eegi sifaha lagu qaateyba muu saxsanayne, (AYAX TAG EELNA REEB)

Markii ay dhacdey in sidan qaawanaanta ah wax loo qeybsado, Hay’adihii shaqada kulahaana noqdeen kuwo aan hawshoodii gudan, ayaa waxay sababtey in Hal qof oo shaqaale dawladeed ihi sedex xarumo daladeed mushahar uu kaqaato, Bal teebuu ka shaqeeya sideebuuse u gutaa shaqo aahan intii xaqa loogu lahaa, ‘dee  isaga iyo aakhiradii, nafaa ba’ay, waxaa jira dad Iyana ka shaqeysta meello dad gaar ahi leeyihiin ka dawladana ku darsada, waxaa xaqiiqa ah in halkaa uu kaa aan dawlada u shaqeynayni uu ka qaadanayo uu mid bilaa mushaharii joogo waxna loo ogalayn,

Xal maxaa ah,

Markaad wax dhaliisho ama aad tilmaanto in sidii saxda ahayd aanay wax u socon waxaa kugu waajiba in aad raaciso, Xal waxaad u ragto. Hore weynu u aragney shaqaale si cadaaladi ku dheehantahay loo qaatey, xiligii uu wasiirka maaliyada ahaa Maxamed Xaashi cilmi,Hay’ad shaqaalahana uu gudoomiyaha ka ahaa Muxumed Awcabdi ,oo si sinaani kamuuqato ay u shaqaalaysiiyeen shaqaalahii wasaarada maaliyada,Waanay ka dhex muuqdaan shaqaalaha wasaarada iyo guud ahaan dalkaba, Waxay ahaayeen dad kartidooda kusoo baxay,

Xalku waa

  1. In ay hay’ada shaqaalaha dawladu Waa jibkeeda kas oo baxdo
  2. Hadba wixii loo baahanyahay sicadaalada u baahiso una kala saarto
  3. Masuuliyiinta dabarka iyo seetada goostey ku dabaasho sharciga iyo cadaalada
  4. Si saxa u tira koobto shaqaalaha dawlada,si meesha uga baxaan dadka meello kala duwan sifo khalada uga mushahaareysan,
  5. Guud ahaan Masuuliyiinta Xukuumada u dhaqmaan si cadaaladi ka muuqato sida wanaagsana kaga daydaan Maxamed Xaashi Cilmi.(Wasiirkii hore ee W. Maaliyada.

Cabdiraxmaan Cali-nur Cabdi( Bulshawi)

Hargeysa somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories