Nuxurka Kulan Ay Wada Yeesheen Weftigii Uu Hogaaminayay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Iyo Waxgaradka Reer Laascaanood
Laascaanood, (SLP)- Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hogaaminayo ayaa kulan ballaadhan kula yeeshay Huteelka Xamdi ee magaaladda Laascaanood madaxdhaqameedka...
Labaatan Sano iyo Laba Gabdhood – W/Q. Siciid Jaamac Xuseen
Labaatan sano ayaan madaxa ka jaray intaan magaalada London iyo webigeeda Thames dul degganaa. Soomaalida dalka Boqortooyada Midaysan (UK) ee Britain ku nool, inta...
Diyaarad Dagaal Oo Ku Burburtay Caasimadda Dalka Nayjeeriya
Lagos, (SLP)- Diyaarad dagaal oo nooca qumaatiga u kaca ah ayaa ku soo dhacday magaalada Lagos ee caasimadda dalka Nayjeeriya. Dele Alonge, oo ah af-hayeen...
Erdogan Oo Soo Noqoshada Xidhiidhka Masar Iyo Turkiga Shuruud Uga Dhigay In La Sii Daayo Mursi
Ankara, (SLP)- Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyib Erdogan ayaa ugu baaqay dAwladda Masar inay sii dAyso madaxweynihii la soo doortay ee dalkaas, Maxamed Mursi,...
Qaar Ka Mid Ah Masaajiddada Dalka Oo Salaadii Jimce Ka Dib Laga Akhriyay Ducada Roob doonta
Hargeys, (SLP)- Inta badan masaajidada magaalooyinka iyo degmooyinka Somaliland ayaa maanta salaadii jimce ka dib laga akhriyay ducada roob-doonta. Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland xalay...
Hay’adda MSF Oo Bilaabaysa Badbaadinta Tahriibayaasha Badda Mediterranean-ka Iyo Britain Oo Qaadacay
London, (SLP)- Hay'adda Dhakhaatiirta aan Xudduudkaa Lahayn ee MSF, ayaa lagu wadaa inay daaha ka rogto hAwlgal baadi goob iyo badbaadin isugu jira oo...
In Xeerka Saamiga Kootada Ka Qayb-Galaan Siyaasada Dalka Iyo Golayaasha Qaranka La Ansixiyo Ma Wax Diidan Xidhibaannada Xisbul Xaakimka, UCID Mise Waddani?
Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Hawl-Wadeenada Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Mudan Bacdal Salaan, Waxa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

