HomeQaar Ka Mid Ah Masaajiddada Dalka Oo Salaadii Jimce Ka Dib Laga...

Qaar Ka Mid Ah Masaajiddada Dalka Oo Salaadii Jimce Ka Dib Laga Akhriyay Ducada Roob doonta

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

MasjidHargeys, (SLP)- Inta badan masaajidada magaalooyinka iyo degmooyinka Somaliland ayaa maanta salaadii jimce ka dib laga akhriyay ducada roob-doonta.

Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland xalay ku wargelisay dhamaan khadiibyada masaajida dalka in maanta oo jimce ah salaada ka dib laga akhriyo ducada roob-doonta.

Roobka guga oo dhawaan ka curtay meelo ka mid ah deegaamada Somaliland oo biyo la’aan iyo abaar saamaysay dad iyo duunyaba ay ka jirtay ayaa bishii hore badhtamaheedii waxa ka da’ay meelo badan oo harraadanaa daruuro lagu diirsaday, iyadoo ay nimcadaa Illaahay guud ahaan bulshadu ka mahad-naqday, dadka iyo xooluhuna ay ku qabawsadeen, balse daba-yaqaadii bishii iyo bishan afraad ee hadda lagu jiro ayaa waxaan di’in roobkii xilliga guga ee la filayay inuu da’o, isla markaana waxa sii adkaatay cimilada, iyadoo meelo qaarkood uu kulayl badani ka jiro, balse biyo iyo baadba aanay xooluhu ku haysan oo uu dhulku qalalan yahay.

Haddaba maanta oo jimce ah ayaa magaalooyinka waaweyn iyo deegaamada qaarkood, salaadii ka dib ay culimadu ducada roob-doonta ka akhriyeen masaajidada.

Insha Allah Illaahay naxariistiisu waa mid mar walba loo baahan yahay. Waxaynu Illaahay ka baryaynayaa inuu nimcadiisa inoo shubo..Aamiin…

 

Somalilandpost

Hargeisa Office

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories