HomeHay’adda MSF Oo Bilaabaysa Badbaadinta Tahriibayaasha Badda Mediterranean-ka Iyo Britain Oo Qaadacay

Hay’adda MSF Oo Bilaabaysa Badbaadinta Tahriibayaasha Badda Mediterranean-ka Iyo Britain Oo Qaadacay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

imagesLondon, (SLP)- Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xudduudkaa Lahayn ee MSF, ayaa lagu wadaa inay daaha ka rogto hAwlgal baadi goob iyo badbaadin isugu jira oo lagu samato-bixiyo muhaajiriinta ku safra badda Mediterranean-ka.

MSF ayaa diiday wararka ay sheegtay dAwladda Britain ee ah in adeegan muranka dhaliyay uu dhiirigalinayo inay bataan maraakiibta dadka soo tahriibisaa.

Markab wada gargaar oo uu dhererkiisu yahay 40 mitir ayaa lagu qalabayn doonaa doomaha dheereeya iyo diyaaradaha loogu talagalay dabagalka.

MSF ayaa rajaynaysa in inta badan muhaajirinta ay badbaadiso la gayn doono xeebaha waddanka Talyaaniga.

Markabkan ayaa waxa uu bedeli doonaa markabka the Mare Nostrum.

Hawlgalka baadigoobka iyo badbaadinta ee ciidamadda badda ee Talyaaniga ayaa la joojiyay, kaddib markii xubno ka mid ah Midawga Yurub ay sheegeen inaanay awooddin inay maalgeliyaan mashruucaasi.

Sannadkii hore qiyaastii 3,400 oo muhaajiriin ah oo intooda badan ka tagey Afrika, ayaa ku dhintay badda xilli ay isku dayayeen inay tahriib ku galaan Yurub.

Hawlaglkan yar ee ay wado hay’adda MSF ayaa waxa uu socon doonaa inta u dhaxeysa bisha May ilaa bisha October, markaasoo la filayo in kumanaan qof ay naftooda halis u galiyaan safar ay hore dad badani ugu dhinteen.

 

Somaliland

Wararka Caalamka

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories