HomeIn Xeerka Saamiga Kootada Ka Qayb-Galaan Siyaasada Dalka Iyo Golayaasha Qaranka La...

In Xeerka Saamiga Kootada Ka Qayb-Galaan Siyaasada Dalka Iyo Golayaasha Qaranka La Ansixiyo Ma Wax Diidan Xidhibaannada Xisbul Xaakimka, UCID Mise Waddani?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Hawl-Wadeenada Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Mudan Bacdal Salaan, Waxa Qalinka Igu Kalifay Maanta Inaan Qalinka Iyo Buuga Isku Keeno  Qormadan Ama Maqaalkaygan “In Xeerka Saamiga Kootada Ka Qayb-Galaan Siyaasada Dalka Iyo Golayaasha Qaranka La Ansixiyo Ma Wax Diidan Xidhibaanda Xisbul Xaakimka Kulmiye, Ucid Mise Wadani??

complicatedDastuurka Jamhuuriyadda Somaliland Rag Iyo Dumar Wuxuu Siinayaa Xuquuq Siman Oo Dhinaca Xuquuqda Siyaasaddeed, Sida Dhigayo  Qodobkiisa 22(1) Ayaa Odhanaya “Muwaadin Kastaa Wuxuu Xaq U Leeyahay Inuu Ka Qaybqaato Arrimaha Siyaasadda, Dhaqaalaha, Bushada Iyo Dhaqanka  Si Waaafaqsan Dastuurka Dalka”.Waxa Uu Dastuurkani Caddaynayaa In Beelaha Gabooye Iyo Haweenkuba Xaq U Leeyihiin Ka Qayb Galka Siyaasadeed Dalka, Anigu Waxaan Soo Jeedin Lahaa Xisbi Kastaa Wuxuu Barnaamijkiisa Siyaasaddeed Ku Darsan Karaa Saamiga Ay Haweenku Ku Yeelanayaan Xukumadiisa. Waxaa Kale Oo Xisbi Kasta Ba Lagu Caddaadin Karaa Inuu Cadeeyo Saamiga Ay Dumarku Ku Yeelanayaan Murashaxiintiisa Goleyaasha Baarlamanka Iyo Deegaannada.

Gunnaanad. Waxan Ku Soo Gunaandii Lahaa Qoralkaygan Beelaha Laga Tirade Badan Yahay Iyo Dumarka La-Taageero Oo Laga Taageero Sidii Golahayaasha Qaranka  In Laga Siiyo Kuraas Kooto  Iyo In Laga Qayb Galiyo Dhammaan Laamaha Dawlada Iyo Komishan Madax Banana Ee Dalka, Waxay U Bahan Yihiin Hiil Qaran Oo Ay Uga Baahan Yihiin Laamaha Dawlada Sida Golaha Sharci-Dejinta ,Garsoorka, Golaha  Fulintiyo Xisbiyada Qaranka  In Laga Taageero Sidii Loo Ansixin Lahaa Xeerka Saamiga Dadka Laga Tirade Dan Yahay Iyo Haweenkaba Ee Ka Qayb Galka Siyaasada Dalka, Golaha Wakiilada Waxa  Aan Ugu Baaqaynaa In Xeerka Kootada Dib Loo Eego Oo La Taageero Dadka Laga Tirade Badan Yahay  Iyo Haweenkaba Waxa Aanu Ugu Baaqaynaa In Uu Dabagalo Ku Sameeyaan Sidii  Xildhibaanadu  Mid Meel Mara Laahyeen Xeerkan .

 

Wabilaahi Taqwfiiq

Mohamed Abdi Jama

Mohamedudoode@Hotmail.Com

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories