Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Guddoomiye Cirro oo Qiray in Golaha Wakiilladu ku fashilmay Xil-gudashadooda, kana hadlay Sharciyadda MADASHA, Nooca Shakhsiyaddiisa, inuu leeyahay Baasaaboor Ajaanib ah iyo Qodobbo kale

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ( Cirro), ayaa waraysi gaar ah oo uu la yeeshay Wargeyska Himilo kaga warramay arrimo...

Warbixin Warbaahinta ugu Afka Dheer dalka Jarmalku ka Diyaarisey Saamaynta Dhaqan-dhaqaale ee Maandooriyaha Qaadku ku hayo bulshada Somaliland

Warbixin la yaab leh oo dhinacyo badan taabaneysa ayey Wakaalad laga Leeyahay Dalka Jarmalka oo lagu magacaabo DW.DE.COM , ay ka diyaarisay Isticimaalka Geedka...

Xukuumadda Somaliland oo Dalka Ka Saaraysa Shaqaalaha Ajaanibka ah ee Haya Shaqooyinka ay Muwaadiniintu Qaban karaan

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawlan qorshe lagu xakamaynayo shaqaalaha ajaanibka ah ee hay’adaha sama-falka iyo shirkadaha dalka kaga shaqaysta Xirfadaha ay qaban...

Xiddigaha Geesku waa inta aynu Geeska iyo Gobolkaba dheer nahay (Qaybtii 2aad)

Calanyahow la gaafee, Saddex midab u gaar tahay, Magac Guulle iyo Nebi, Guudkiisa lagu qoray, Kii hore kuwuu gabay, Iyo gacalladoodii, Ayaad gaar u noqotoo, Iyagaa ku geya abid, Goblan iyo agoon...

“Waan Aqbalayaa Haddii Doorashada La Iga Guulaysto Dadweynahaana go’aanka iska leh” Madaweynaha DDS

Jigjiga, (SLP)-  Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar ayaa sheegay inuu aqbali doono haddii doorashada madaxweynenimo ee deegaankaas lagaga guulaysto. Cabdi Maxamuud Cumar ayaa...

Hargeysa: Koox Shaqaale Ah Oo U Dhalatay Dalka Shiinaha Oo Dagaal Khasaare Gaystay Dhexmaray

Hargeysa, (SLP)-  Koox shaqaale ah oo u dhashay dalka Shiinaha, isla markaana ku sugan dalka Somaliland ayuu dagaal gacan ka hadal ahi ku dhexmaray,...

Sucuudigu Muxuu Ka Yidhi Ka Bixitaanka Xulafadiisa Ee Pakistan?

Riyaad, (SLP)- Dalka Sucuudiga  ayaa sheegay in go’aanka dalka Pakistan uu qaatay ee ah inaanu ku biirin is-bahaysiga milateri ee Sucuudigu hoggaaminayo aaanu marnaba...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img