Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Xildhibaanno Ka Tirsan Golaha Deegaanka Caasimadda Oo Markii Ugu Horeysay Tabobar Aqooneed Ugu Baxaya Sweden

Hargeysa, (SLP)- Kal-fadhigii sagaalaad ee golaha deegaanka caasimadda Hargeysa ayaa saaka ka furmay hoolks shirarka ee dawladda hoose. Kal-fadhigan oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas...

Kenya Oo Amar Ku Siisay UNHCR Inay Saddex Bilood Gudahood Ku Xidho Xeryaha Qaxoontiga Soomaalida

Nairobi, (SLP)- Dawladda Kenya ayaa muddo saddex bilood ah u qabatay hay’adda UNHCR inay ku xidho dhamaan xeryaha qaxoontiga dalkaas ee Soomaalidu ku jirto. Waxaanay...

Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Qorshe Cusub Oo Ay Ku Kala Saarayso Ajaanibka Dalka Jooga

Hargeisa, (SLP)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay qorsheynayaan in la diiwaan-geliyo  dadka ajanabiga ah ee ka dhex shaqeeya dalka ee haysta...

Sheekh Umal Oo Iska Fogeeyay Eedda Kenya Ee Al-shabaab, Taasoo Lagu Xayiray Hantidiisa

Nairobi, (SLP)- Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada Soomaalida, kuna jira 86-qof oo ay dhawaan dawladda Kenya kusoo rogtay xayiraad hantidooda,...

Mudaneyaasha Golaha Wakiillada oo laalay Cashuur aan sharci ahayn oo ganacsatada Gaadiidka soo-dejiya la dul-saaray

Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta cod aqlabiyad ah ku laalay Lacago cashuuro ah oo xukuumaddu ku soo rogtay gaadiidka dibadda...

Qodobada 42-aad iyo 88-aad ee Dastuurka ayaa si Cad isku hor Taagaya Muddo Kordhin aan Ku Saleysneyn Shuruudaha ku Xusan Qodobka 83-aad

Qodobka 42 aad ee dastuurka somaliland faqradiisa 3 aad waxay u dhigan tahay sidan: haddii doorashada golaha wakiiladdu ku qabsoomi waydo duruufo adag awgeed,duruufahaasi...

‘Xiddigaha Geesku waa inta aynu Geeska iyo Gobolkaba dheer nahay’ – Boobe Yuusuf Ducaale

Calanyahow la gaafee, Saddex midab u gaar tahay, Magac Guulle iyo Nebi, Guudkiisa lagu qoray, Kii hore kuwuu gabay, Iyo gacaladoodii, Ayaad gaar u noqotoo, Iyagaa ku geya abid, Goblan iyo agoon...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img