Daawo Hees Cusub oo loo sameeyey Madaxweyne Siilaanyo: “Kaskaagu ha dhaafo ii kordhiyaay”
Heestan oo uu hal-abuuray Iid Axmed Caalin, Laxanka Mawliid Aadan Qolqol, Codkiisa waxa ku ladhay Aadan Qays, waxa hab-dhaca Muusiga ku ladhay Qaasim Karaama,...
Arday Ku Dhintay Jaamacadda Nairobi, Ka Dib Qarax Koronto Oo Ula Ekaaday Weerar, Kasoo Sababay Inay Daaqadaha Ka Daataan,
Nairobi, (SLP)- Ardayda qaar oo diday ayaa la sheegay in ay ka soo boodeen daaqadaha dabaqa shanaad kuwaasoo isku dayay in ay naftooda badbaadiyaan,...
Hilary Clinton Oo Isu Soo Sharixi Doonta Madaxweynenimada Mareykanka, Muxuuse Obama Ka Yidhi?
New York, (SLP)- Hilary Clinton ayaa ku dhawaaqi doonta dhawaan inay u tartami doonto doorashada madaxweynenimada Maraykanka. Dad la shaqeeya xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda...
Maxkamaddaha Derajooyinka Koowaad Iyo Labaad Oo Loo Qaybiyay Buug Hagi Doona Dacwadaha Ay Qaadayaan
Hargaysa (SLP)- Maxkamadaha derajada koowaad iyo derajada labaad ee Somaliland ayaa maanta loo qaybiyay buuga hagaha u noqon doona gar-qaadista dacwadaha ciqaabta ah. Gudoomiyaha gudida...
Kenya Oo Dalkeeda Ka Mastaafurisay 30 Ajaanib Ah Oo Lagu Eedeeyay Dembiyo Kala Duwan
Nairobi, (SLP)- Dwladda Kenya ayaa dalkeeda ka tarxiishay in ka badan 30-qof oo Ajinabi ah, kuwaasoo ay ku eedaysay inay ku lug lahaayeen falal...
Somaliland: Qaran Nadaafad Jecel – W/Q: Hoodo Yuusuf
Nadaafadi waxay muhiim u tahay bashar kaste oo nool kuna nool aduunkan guudkiisa ha joogo dunida kowaad ta labaad ta sadexaad, nadaafadu kuma xidhna...
Madaxweyne Siilaanyo oo muddeeyey Wakhtiga laga qabanayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa digreeto madaxweyne ku muddeeyey wakhtiga la qabanayo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka, isaga oo ayidey muddada Guddiga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

