Maamullada Muqdisho iyo Garowe ee Somaliya oo isla qaatay Heshiis 7 Qodob ka kooban oo Somaliland lagu soo daray
Garowe (SLPOST)- Dawladda Muqdisho iyo Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa markii u horreysay shaaciyey inay isku mowqif ka yihiin wadahadalka u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland...
Wasiirka Hawlaha Guud Oo Is-daad Raaciyay Mooshin Ay Wakiilladu Ku Laaleen Mashruuc Uu Watay
Hargeysa, (SLP)- Wasiirka Wasaarada hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in Wasaarad ahaaan ay aqbaleen go’aankii Golaha Wakiiladu ku laalay lacagtii lagu hubinayay...
Shirkadda ALNuuR Furniture oo Shaacisay Fursado muhiim ah: ‘Farxadda Gu’ga iyo Toddobaadka Qoyska’
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda qalabka guryaha iyo agabka xafiisyada ee ALNuuR Furniture ayaa markii ugu horreysay shaacisay barnaamij cusub oo loogu walqalay ‘Farxadda Gu’ga iyo...
Maxaa Keenay In Golaha Wakiiladu Dur-duro Ku Ansixiyo Mooshin Aan Laga Doodin? Faallo: Weriye Khadar Cabdi Muuse
Iyadoo marka horeba ay sharci darro ku shaqaynayeen ganacsatadda soo dejisa baabuurta oo aanu jirin mid qudha oo wasaaradda Hawlaha guud ka haysta rugsadda...
FALASTIIN: Aroos-wadareed kulmiyey 200 Lammaane iyo Dareenka ka dhashay (DAAWO BILICDA SAWIRRADA + Video)
Gaza City (SLpost)- Munaasibad ballaadhan oo lagu yagleelay dhismaha 200 Qoys oo dhammaantood ah WEiilal iyo Gabdho dhalinyaro ah, ayaa Sabtidii dorraad lagu qabtay...
Masuuliyiin Iskugu Jira Goleyaasha Baarlamaanka Iyo Xukuumadda Oo Aqoon Korodhsi Ugu Baxay Itoobiya
Hargeysa (SLP)-Wefti xubnihiisu ku dhow yihiin soddameeye xubnood oo iskugu jira Goleyaasha Baarlamaanka iyo Xukuumadda ayaa shalay dalka ka dhoofay si ay tababar dhinaca...
Maxkamadda Ciidammadda Oo Dil Ku Xukuntay Askar Dilal ka Geysatay Ciidamadda Dhexdooda
Hargeysa(SLP)- Maxkammadda Ciidammadda Qalabka sida ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dil ku xukuntay gacan ku dhiigleyaal ciidan oo dilal gaystay, ka dib markii ay ku caddaatay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

