Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Sool: Magacyada Saddex Askari Oo Ay Maxkamadda Ciidamadu Ku Riday Xukunno Dil Ah

Laascaanood, (SLP)- Maxkamadda ciidamada milateriga Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku riday saddex askari oo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland oo siyaabo kala...

Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Ka Qayb-galaysa Tartan Kubaddeed Oo Heer Caalami Ah

Hargeysa, (SLP)- Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa sheegay in Somaliland ay ku guulAysatay markii ugu horeysay...

Dadweynaha Reer Suudaan Oo U Dareeray Doorasho Iyo Axsaabta Mucaaradka Oo Qaadacay

Khartoum, (SLP)- Dadka reer Suudaan ayaa maanta oo Isniin ah waxay u dareerayaan goobaha cod-bixinta si ay u soo doortaan madaxweyne iyo baarlamaan cusub. Doorashadan...

Talyaaniga Oo Badbaadiyay Tiradii Ugu Badnayd OoTahriibeyaal Ah

Lampedusa, (SLP)- Ciidamada Ilaalada Xeebaha badda Talyaaniga ayaa sheegay inay korodhay tirada dadka sharci la'aanta ah ee Talyaaniga ka soo galaya badda Mediterranean-ka. Maraakiibta Talyaaniga...

Qiimee Shalay iyo Maanta Wadada isku Xidha Caasimada Hargeysa Iyo Magaalo Xeebeeda Berbera

Dad badan oo shacab ah iyo madax badaniba waa ku geeriyoodeen  shilal baabuur oo ka dhacay wadadaa dheer ee isku xidhana magaalooyinka berbera iyo...

Tirada iyo Magacyada Garsooreyaal Laysku Beddelay, qaar shaqada laga saaray iyo Xeer ilaaliyeyaal la Ansixiyey

Hargeysa (SLpsot)- Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Garsoorka Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid, ayaa maanta soo saaray wareegto uu isku beddel iyo xil ka qaadis ku...

Magacyada Lix Qof oo Xukuumadda Somaliland ku fulisay Xukunno Qisaas ah iyo Dilalka ay gesteen

Mandheera (SLpost)- Xukumadda Somaliland ayaa maanta Dilal Qisaas ah ku fulisay lix qof kaddib markii Maxakamaduhu ku rideen xukunno dil ah, kuwaas oo lagu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img