Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Faysal Cali Waraabe oo Fashiliyey Qorshe ay Madaxweyne Siilaanyo, Guddoomiye Saleebaan & Guddoomiye Cirro ku doonayeen dhismaha dawlad Ku-meel-gaadh ah oo uu diiday

LONDON (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in sannadkii 2009-kii loola yimi in dawlad Ku-meel-gaadh ah lagu...

Qarax Is-miidaamin Ah Oo Lala Beegsaday Wasaaradda Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee Soomaaliya

Muqdisho, (SLP)- Qarax ismiidaamin ah ayaa maanta lala beegsaday dhismaha wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya oo ku taalla agagaarka is-goyska Zoppe ee...

Golaha Ammaanka Oo Cod U Qaadaya Cuno-qabateynta Xuutiyiinta Yemen Iyo Ruushka Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Diido

New York, (SLP)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa lagu wadaa inay u codeeyaan in cuno-qabateyn dhinaca hubka ah oo lagu soo rogo xoogagga...

XUSUUSTA BOOBE: Xalay Oo Kale Iyo Hawl-galkii Birjeex Ee Lagula Baxay Marxuum Cabdillaahi Askar

Apr 13, 2015 Waxuu hawlgalkan cajiibka ahaa ee badbaadinta Cabdilaahi Askar dhabar jab weyn ku noqday taliyahii Ciidanka qaybta 26aad ee Ciidamadii siyaad Bare, General...

DAAWO: “Cali Xoor-xoor Waxaanu U Furaynaa Maxkamad, Waananu Haynaa Xad-gudubyada Xeerka Shaqaalaha Ee Uu Ku Kacay” Muj. Cali-gurey

Berbera, (SLP)- Masuuliyiinta sare ee xisbiga UCID iyo gobolka Saaxil ayaa eedo ujeediyay xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye. Sidoo kale waxay eedaymo ujeediyeen masuuliyiinta dekeda Berbera. Halkan...

Kenya Oo Wacad Ku Martay Inaanay Ciidankeeda Kala Baxayn Soomaaliya

Nairobi, (SLP)- Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inaanay marnaba kala baxayn ciidamadeeda qaybta ka ah AMISOM gudaha dalka Soomaaliya, ka dib markii ay Al-shabaab dhawaan...

Tiro Dad Ah Oo U Dhintay Cudurka Jadeecada Oo Ka Dilaacay Deegaanno Ka Tirsan Gabiley

Gabiley, (SLP)- Tiro dad ahayaa xanuunka Jadeecada ugu geeriyooday deegaanno ka tirsan gobolka Gabiley, dad badan oo kalena wuu soo ritay xanuunkaas, sida ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img