Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Golaha Aqalka Sare Ee Kenya Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Hadalkii Ruto Ee Dibu-celinta Qaxoontiga Dhadhaab

Nairobi. (SLP)- Golaha aqalka sare (Senators) ee dalka Kenya ayaa ganafka ku dhuftay maanta in qaxoontiga Soomaaliyeed ee ku nool xeryaha Dhadhaab si khasab...

Madaxda Cusub Ee Libya Oo Miciin-biday Ruushka Iyo Ujeedada Sodaal Ay Ku Joogaan Moscow

Moscow, (SLP)- Madaxda loo doortay dalka qalalaasuhu hadheeyay ee Libya ayaa taageero waydiistay dalka Ruushka si ay gargaar militeri uga helaan, iyadoo dawladdaha reer...

Xildhibaanno Qaadacay Cafis Ay Xukuumadda Nairobi U Fidisay Xubno Kenya Hore Al-shabaab Ugu Eedaysay

Nairobi, (SLP)- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya oo ay tiradoodu dhamayd 20, kana tirsan xisbiga talada haya ee Jubilee ayaa ka hor-yimi cafis...

DAAWO: Weftigii Xisbiga Kulmiye Ee Safarka Ku Marayay Bariga Dalka Oo Caasimadda Lagu Soo Dhaweeyay

Hargeysa, (SLP)- Weftigii uu hogaaminayay guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo muddooyinkii u dambeeyay socdaal ku marayay gobollada bariga Somaliland ayaa kusoo laabtay...

Qodobo Kasoo Baxay Kal-fadhigii 1aad Ee Golaha Sare Ee Cusub Ee Ururka Suxufiyiinta SOLJA

Hargeysa, (SLP)- Kal-fadhigii 1aad ee Golaha sare ee shanaad ee Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo shalay ku qabsoomay xarunta dhexe ee ururka Magaalada...

Gaadhi Nooca Dadweynaha Ah Oo Ay Saarnaayeen 45 Qof Oo Daad Ku Qaaday Mandheera

Mandheera, (SLP)- Gaadhi Bas ah oo nooca dadweynaha ah, isla markaana ay la socdeen 45 qof oo dalka Kenya u dhashay, ayaa waxay daadad...

Dalalka Ku Hawlan Raadinta Diyaaradii MH370 Ee Malaysia Oo Laba-laabaya Baadhistooda

Kuala lumpur, (SLP)-  Saddexda dal ee ku hawlan raadinta diyaaradii Malaysia Airlines ee lagu waayay badda, Indian Ocean, ayaa sheegay inay laba-laabi doonaan goobta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img