Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Shacabkiisa Ugu Baaqay Inay Joojiyaan Isir-nacaybka

Pretoria, (SLP)- Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma oo ka hadlayay rabshadaha sii xoogaysanaya ee ku salaysan Jinsi-nacaybka ee ka socda Koonfur Afrika ayaa...

Amnesty International Oo Xukuumada Kenya Uga Digtay Celinta Qaxoontiga Dhadhaab

Nairobi. (SLP)- Hay’adda Amnesty International ayaa go’aankii ay Kenya ku dhawaaqday ee ahaa in 350,000 oo qaxoonti Soomaaliyeed ah dib loogu celiyo gudaha Soomaaliya...

PRESS RELEASE: Statement On Somaliland’s Justice System

The Republic of Somaliland respects its obligations as a member of the international community and adheres to the human rights and dignity of its...

Somaliland oo Beesha Caalamka u soo bandhigtay Garnaqsi Jawaab u ah Midowga Yurub oo Cambaareeyey Xukunno Qisaas ah oo la fuliyey

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in aanat marna dawlad ahaan joojin, lana hakin in xukunnada dilka ah laga fuliyo gudaha dalka...

Al Nuur Furniture Oo Abaal-Marinno Guddoonsiisay Dad Ka Faa’idaystay Fursado Shirkaddu Macaamiisheeda u soo bandhigtay

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Qalabka Dhismaha iyo Xafiisyada ee ALNuuR Furniture ayaa abaal-marinno kala duwan gudoonsiisay qaar ka macaamiishooda oo nasiibka u helay inay ka...

JACALKA XAMBAARO: Hees Cusub iyo Codkii Asma Love

Waxaanu Akhristeyaasha iyo Daawadeyaasha SLpost Media Corp. halkan ugu soo gudbinaynaa HEES cusub oo wakhti dhow soo baxday looguna magac-daray JACAYLKA XAMBAARO, Waxaana Codkeeda...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Magacaabay Guddida Qaban-qaabada Maalinta Qaran Ee 18 May

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacaabay Guddida qaban-qaabada xuska maalinta qaran ee 18-ka May oo muddo koobani ka hadhsan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img