HomeMadaxda Cusub Ee Libya Oo Miciin-biday Ruushka Iyo Ujeedada Sodaal Ay Ku...

Madaxda Cusub Ee Libya Oo Miciin-biday Ruushka Iyo Ujeedada Sodaal Ay Ku Joogaan Moscow

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Moscow, (SLP)- Madaxda loo doortay dalka qalalaasuhu hadheeyay ee Libya ayaa taageero waydiistay dalka Ruushka si ay gargaar militeri uga helaan, iyadoo dawladdaha reer galbeedku ay wadaan in xal siyaasadeed loo helo dagaalka dalka ka jira.Libya

Ra’iisul wasaaraha Libya, Abdullah Al-taani, iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa socdaal ku jooga Moscow, waxaana lagu soo waramayaa inay raadinayaan heshiis iskaashi oo militeri iyo farsamo ah.

Al-taani ayaa dhaliilay dawladdaha reer galbeedka isagoo ku eedeeyay inay ka tageen Libya, waxaanu ku tilmaamay Ruushka iyo Shiinaha inay fure u yihiin kaalmada dagaalka ay argagixisada kula jiraan.

Saraakiisha Ruushka waxay sheegeen inay hub siin karaan Libya marka cunaqabataynta hubka ee Qaramada Midoobay laga qaado.

Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xalka dagaalka Libya ka socdo aanu ku jirin militeri, isla markaana ay isku dayayaan inay kooxaha iska horjeeda heshiis ku geliso dhisidda dawlad loo dhan yahay.

Wareeg cusub oo wadahadalo ah ayaa todobaadkan lagu qabanaya Marooko.

 

Wararka Caalamka

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories