Monthly Archives: April, 2015

spot_imgspot_img

Somaliland Oo La Yaabtay Naqdigii Midowga Yurub Ka Soo Saaray Xukunkii Qisaasta ahaa Ee Lagu Fuliyay Lix Gacan Ku dhiigle

Hargeysa, (SLP)- Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Midawga Yurub oo ka hadlay lix qof oo dil sugayaal ah oo...

Laba Dawladdood Oo Isku Maan-dhaafay Xukun Dal-dalaad Ah oo lagu Fuliyay Haweenay Adeegto Ah

Riyaad, (SLP)- Dawladda Sucuudiga, ayaa  salaasadii todobaadkan xukun dal-dalaad ah ku fulisay jaariyad u dhalatay dalka Indonesia, ka dib markii lagu helay inay toorey...

Xafiiska Shaqo-doon Door Intee Le’eg Ayuu Ka Qaataa Shaqaalaysiinta Dhallinyaradda?

Hargeysa (SLP)-  Shaqo la’aanta ayaa la sheegaa in ay Somaliland heer aad u sareeya ka marayso, iyadoo ay jirto shaqo la’aan baahsan oo saamaysay...

Ujeedada Socdaal Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyadu Ay Ugu Kicitimeen Dubai

Dubai (SLP)-  Wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ay ka mid ahaayeen wasiirrada hawlaha guud, ganacsiga iyo maareeyaha dekadda...

Xarunta Ganacsiga Dahabshiil ee Caalamiga ah oo si Rasmi ah Xadhigga looga Jaray (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Xarunta caalamiga ah ee Ganasiga Dahabshiil (Dahabshiil Business Mall) ee caasimadda Hargeysa oo laga furay meherado badan, ayaa maanta si rasmi ah...

Wasiirka Maaliyada Oo Ku Dhawaaqday Olole Cashuur Ururin Ah

Berbera (SLP- Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samasam Cabdi Aadan oo socdaal shaqo ku joogta Magaalada Berbera ayaa ku dhawaaqaday olole cashuur ururineed oo...

Midawga Yurub Oo Ay Firgo-nax Ku Noqotay Fulinta Xukunnada Qisaasta Ah Ee Somaliland

Belgium, (SLP)- Madaxda Midowga Yurub iyo dalalka xubnaha ka ah ayaa si d deg deg iyo ka fiirsi la’aan ah u dhaleeceeyay dilkii ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img