HomeGaadhi Nooca Dadweynaha Ah Oo Ay Saarnaayeen 45 Qof Oo Daad Ku...

Gaadhi Nooca Dadweynaha Ah Oo Ay Saarnaayeen 45 Qof Oo Daad Ku Qaaday Mandheera

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Mandheera, (SLP)- Gaadhi Bas ah oo nooca dadweynaha ah, isla markaana ay la socdeen 45 qof oo dalka Kenya u dhashay, ayaa waxay daadad ku qaadeen duleedka magaalada Mandheera ee gobolka waqooyi Bari Kenya.

Gaadhiga oo ka amba-baxay magaalada Mandheera, kuna sii socday magaalada Nairobi, ayaa waxay daadadka kula taggeen deegaanka Raamo, oo dhaca Togga Gaduudiye, oo ku darsama Webiga Daawo.

Dhibaatadan ayaa ka dambaysay markii saacadihii ugu dambeeyay ay roobab mahiigaan ahi ka da’een gobolka waqooyi Bari Kenya, isla markaana ay roobabku hakad geliyen dhaq-dhaqaaqii gaadiidka.

Guddoomiyaha magaalada Mandheera Cali Rooba, ayaa sheegay in la soo badbaadiyay 39 ruux, oo midi uu mayd yahay, intii kalena aan la garanayn jaan iyo cidhib halka ay dhigeen.

Waxa duleedka Mandheera ka socda gurmad ballaadhan, oo lagu doonayo in lagu soo samata-bixiyo dadka nolosha iyo geeridaba lagu la’yahay.

 

Wararka Afrika

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories