Golaha Deegaanka Hargeysa oo Qaaddacay Wax-ka-beddel Wasiirka Arrimaha Guduhu ku sameeyey Nidaamka Waddo-marista Caasimadda oo dhaqan-galay
“Caliyow wax badan baa laga xishoonayaaye inaad xishooto way wanaagsan tahay, xilligan kala guurka ah hawshaas aad samaysayna waxaan ku odhan lahaa ma...
“Haddii lacagtii aan lahaa aan ku bixiyey bilaa Qabyaalad, u malayn maayo lacagta umadda ee inaan qabyaalad geliyo”
Cardiff (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyey madal ay ku marti-qaadeen...
Wasiirka Kalluumaysiga Oo Berbera ka Furay Xarun Ay Hirgelisay Hay’adda Fair Fishing
Berbera, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Cali Jaamac Buureed ayaa xadhiga ka jaray xarun cusub oo ay kalluumaysatada magaalada Berberi ka...
Madaxweyne Siilaanyo oo Cafis u Fidiyey Xildhibaanno Fal-dambiyeed Qaranimada liddi ku ah u xidhnaa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa cafis u fidiyey laba xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa kuwaas oo muddo...
Mudane Ka Tirsan Golaha Deegaanka Oo Wasiirka Arrimaha Gudaha Ku Eedeeyay In Uu Maroorsaday Shaqadii Maamulka Caasimadda
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargeysa ayaa, dhaliilo iyo qodobo adag usoo jeediyay Wasiirka Wasaarada Arimaha...
DAAWO SAWIRRADA Xadhig-ka-jarkii madaxweynaha ee Jidka Dawga Cad iyo Soo-dhaweyntii Shacbiga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhigga uu kaga jaray Wejigii koowaad...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Tuuganimo Cad ku tilmaamay go’aanka lagu fasaxay Wargeyska Hubaal ee ka soo baxay Maxkamadda Gobolka
Hargeysa (SLpost)- Xeer-ilaaliyaha Guud ee dawladda Xasan Axmed Aadan, ayaa go’aanka lagu fasaxay Wargeyska Hubaal oo muddo sannad iyo dheeraad xayirnaa ku tilmaamay mid...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

