BUUR IYO BANNAAN: Madaxweynaha oo isu Maray Deegaannada u dhexeeya Wajaale ilaa Baligubadle iyo Soo-dhawayntii Shacabku ku qaabileen (SAWIRRO)
Baligudbadle (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo wefti uu hoggaaminayo oo socdaal loogu magac-daray BUUR iyo BANNAAN maalintii labaad ku galaa-bixinaya...
Ururka SOLJA oo Cambaareeyey Xayiraadda Mar labaad la saaray Wargeyska Hubaal
HARGEYSA (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa si adag u cambaareeyey xayiraadda Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodijeex mar kale saartay Wargeyska Madaxa-bannaan ee Hubaal...
Wadaadka hoggaamiya Kiristaanka Adduunka oo kaga dhawaajiyey Hadal Dunida Reer Galbeedka falaadh ku noqday
Hargeysa (SLpost)- Wadaadka ugu sareeya Mahdabta Kaatoliga ee Diinta Kiristanka, ayaa markii u horeysay ka hadlay weerar 12 Qof ku dhinteen oo koox Dabley...
BAKI ilaa BORAMA: Daawo Soo-dhawaynta Madaxweynaha iyo Geediga SAFARKA BUUR IYO BANNAAN oo caawa Tog-wajaale ku hakaday
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Silaaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan oo subaxnimadii hore ee maanta socdaal uu gobollada dalka ku marayo kaga...
BUUHOODLE: Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe si Rasmi ah loo caleemo-saaray iyo Badheedhihii Wasiir Xaglatoosiye
BUUHOODLE (SLpost)- Garaadka Guud ee Deegaanka Buuhoodle Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe Durraan, ayaa maanta si rasmi ah loo caleemo saaray Xaflad Balaadhan oo loogu...
Bilowga SAFARKA BUURAHA & BANNAANKA ee Madaxweyne Siilaanyo iyo Qaabilaaddii Reer DILA (DAAWO SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Silaaanyo oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa subaxnimadii maanta ka amba-baxay Caasimada Somaliland ee Hargeysa, isaga oo ku...
Garsoore lagu Eryey Go’aankii Maxkamadda Maroodijeex ku Fasaxday HUBAAL oo sharraxay Sababtii keentay in shaqada laga fadhiisiyo
Hargeysa (SLpost)- Garsoore Xuseen Maxamed Jaamac oo ka tirsan Maxkamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa sheegay inaanu ilaa wakhtigan wax waraaq ah oo xil-ka-qaadistiisa tilmaamaysa ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

