Badhasaabka Sool oo kormeer ku sameeyey Xaaladda Xabsiga Dhexe ee Laascaanood
LAASCAANOOD (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Sool Md Maxamed Faarax Aadan oo ay wehelinayeen bahda Garsoorka ee gobolka, ayaa maanta kormeeray xaaladda Xabsiga dhexe ee Magaalada...
Madaxweynaha oo Xadhigga ka jiray qaybo ka mid ah Jidka Dawga Cad oo la dhammaystiray iyo Wacdarihii soo-dhawaynta Shacabka
Hargeysa (Somalilandpst)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhiga uu kaga jaray Wejigii koowaad...
Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga oo Buug ka Qoray Xadhiggiisii iyo Dhacdadii Gurigiisa lagu weeraray
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Waaxda Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Kulmiye, Cabdilaahi Abokor Cismaan, ayaa markii u horeysay ka hadlay Dhacdo...
Maxkamadda Racfaanka gobolka Maroodijeex Oo Mar kale Xayiraad Saartay Wargeyska Hubaal
Hargeysa (SLpost)- Maxkamada Racfaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa xayiraad sharci daro oo aan geedna loogu soo gaban dib u saartay wargeyska madaxa-bannaan ee Hubaal oo...
Miyuusikadii Astaanta u ahayd Wararka ka baxa Radio Hargeysa iyo SLNTV oo la beddelay iyo sababta keentay
Hargeysa (SLpost)- Miyuusikada Astaanta u ahayd Wararka Idaacadda Radio Hargeysa iyo telefishanka Qaranka, ayaa shalay si rasmi ah loo beddelay, kaddib markii ay isku...
Gudida Dabagalka Hantida Qaranka iyo Gudoomiyahooda Xildh. Obama waan Hambalyaynaynaa + MAANSO
Guddida dabagalka Hantida qaranka ee Golaha wakiilada Somaliland iyo Gudoomiyohooda da’da yar ee aqoonyahanka ah Mudane Maxamed Cali Xirsi(Obama) waxay bulshada u soo bandhigeen si daacada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

