LAASCAANOOD: Natiijada Ciyaar Dhexmartay Kooxo ka dhisan magaalooyinka Burco iyo Xarunta gobolka Sool
Laascaanood (SLpost)- Laba Kooxood oo ka kala dhisan magaalooyinka Burco ee xarunta gobolka Togdheer iyo Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa ciyaar Saaxiibtimo ku...
Magacyada iyo Beelaha Xubno Somaliland u dhashay oo lagu daray Wasiirrada Cusub ee Soomaaliya
Muqdisho (SLpost)- Raysalwasaaraha Soomaaliya ee dhowaan la magacaabay Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa saqdii dhexe ee xalay ku dhawaaqay liiska golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu...
Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Soomaaliya oo lagu dhawaaqay iyo Xubno Somaliland u dhashay oo Xilal Sare looga magacaabay
Muqdisho (SLpost)- Raysalwasaaraha dalkaasi Soomaaliya Cumar Cabdi-rashiid Cali Sharma’arke, ayaa caawa Saqdii Dhexe ku dhawaaqay liiska Golihiisa Xukuumadda oo ka kooban 60 xubnood oo...
Madaxweyne Siilaanyo oo dhaqan-geliyey Xeerka Guddiga heer Qaran ee Xakamaynta AIDS-ka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreeto uu caawa soo saaray ku dhaqan-geliyey Xeerka Guddiga Qaranka ee Xakamaynta Cudurka Dilaaga...
Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga oo Xorriyaddiisa loo soo celiyey iyo Asbaabaha lala xidhiidhiyey sii-dayntiisa
Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor, ayaa maanta xorriyaddiisa dib loogu soo celiyey, kaddib muddo dhowr bilood ah xabsiga Dhexe...
Guddoomiyaha Kulmiye oo ka digay Dhaqan-xumo ay bulshada ku fasahaadinayaan Dhalinyaro Kooxo ah oo budhcadoobay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa wel-wel ka muujiyey dhibaatada ay bulshada ku hayaan dhalinyaro Kooxo ah...
Qodobbo lagaga wada-hadlay Kulan Madaxweynaha Somaliland la yeeshay Wefti ka socda Dalka Sweden
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Sweden oo uu hoggaamiyo xoghayaha Golaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

