Monthly Archives: January, 2015

spot_imgspot_img

Saddex Shirkadood iyo Xukuumadda oo ku shuraakoobay Saamiga Wakaaladda Korontada Dawladda ee Hargeysa iyo Duruufaha kallifay

HARGEYSA (SLpost)- Wershadda Korontada dawladda ee magaalada Hargeysa, ayaa si rasi ah maamulkeeda loogu wareejiyey shirkadaha Dahabshiil, MSG iyo ALOOG oo Saamiyo kala duwan...

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabilay Wefti Ganacsato Turki ah oo dalka soo gaadhay iyo nuxurka Arrimo laga wada-hadlay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ganacsato ah oo ka socda waddanmka Turkiga, kuwaas oo...

Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Xisaab-xidhyada lix Miisaaniyad-sannadeed oo ku baaqday

Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Xisaab-xidhyada lix miisaaniyad-sannadeed laga soo bilaabo sannadkii 2008-dii ilaa 2013-kii kuwaas oo...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo la kulmay Dhiggiisa Ururka Jaamacadda Carabta iyo waxyaabaha ay ka wada-hadleen

DUBAI (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ahna hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) oo maalmihii u dambeeyey socdaal ku joogay...

Mucaaradka Jabuuti oo laba sanno kadib ku soo laabtay Baarlamaanka dalkaas

Djibouti (SLpost)- Xubnaha Isbahaysiga Mucaaradka Jabuuti ee USN ugu jiray Baarlamaanka dalkaas, ayaa markii u horeysay muddo laba sanno ku dhow oo ay ka...

Ammaanka Muqdisho oo la xoojiyey iyo Jidadka oo gebi ahaanba laga mamnuucay Gaadiidka

Muqdisho (SLpost)- Ciidamada Soomaaliya ayaa la sheegay inay xidheen gebi ahaanba wadooyinkii caasimada Muqdisho shalay ka hor kulanka maanta markii koowaad la filayo inay...

Madaarka Hargeysa oo lagu Kordhinayo Xarun Dhismaheedu ku kacayo Boqol Kun oo Dollar

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa Jimcihii maanta dhagax-dhigay dhisme ballaadhan oo loo hirgalinayo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img