HomeHal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho!!! WQ: Axmed Dr. Maxamed...

Hal booli ah nirig xalaal ah ma dhasho!!! WQ: Axmed Dr. Maxamed Cabdi Da’uud‏

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

axmed maxamed cabdi daa'uudGanacsade, xoolahaaga yayna booli kuugu dhuuman oo yayna kaa xaarantimeyn adiga oo aan ugu talo gelin.waa arrin inta badan ee ganacsatada dalkeenu aanay ogeyn oo shaqaalahooda aqoon yari u sameeyan ama shaqalahoodu u badheedhaan lakinse aanay Aakhiro qiil u noqonayn ogaansho la’aantaasi balse ay la mid tahay sida uu ganacsaduhu u ogyahay faa’ido sanadeedka iyo waxa uu macaasho ay waajib tahay inuu ogaado lacagta boolida ah ee inanka u shaqaynayaa lacagtiisi xalaasha ahayd kaga darayo.

Ganacsatada iibisa GOGOLAHA guryaha, sharaxaadaha guryaha iyo maryaha ama qalabka dhismaha sida tuunbooyinka,xadhkaha laydhka garaa’idka iwm ee lagu iibiyo METER ka ama YARD ka oo cabirka YARD ka waxaynu nidhaahna WAAR,alaabtaa nooga timaada dibada oo markay noo timaado noogu timaada METER ahaan balse markay bakhaaradu shicibkeena ka iibinayaan ee rasiidka ugu qorayaan cabirku inuu METER yahay lakin marka uu siinayo uu alaabtii ugu jarayaa YARD ahaan isaga oo moodaya inay METER ku iyo YARD ku isku mid yihiin ganacsatada qaarna ay ogyihiin inuu METER ku ka dheeryahay YARD ka oo uu 1 kii meterba uu dheeryahay 0.08 yard 1 kii yardba balse ay isleeyihiin faa’ido ha kuu naqoto iyada oo ah xaaraan maqdac ah kitaabkeena Qu’raanka ahna uu xusay inuu hoog u suganyahy ganacsada miisaanka ama cabirka kala dhima sida ku sugan suuratul MUDAFIFIIN bilowgeeda,axaadiis badana ku soo ururtay inay xaaran tahay oo ay booli tahay faa’idada xoolaha bani’aadanka aad ka reebaysaa.

Guntii iyo gunaanadkii ganacsade arrintan waxay saamayn ku yeelataa sicir bararka dalkeena ka jira iyo waliba ay sababi karto inay cadho Ilaahay umada ku dhacdo haday aqoon yari kaa ahaydna ka towbat keen oo imika is daba qabo akhristayaashana waxaan leeyahay qaraabadiina iyo asxaabtiina ganacsatada ah xasuusiya arrintan si aad AJAR Ilhaay agtiisa uga heshid.

 

Ilaahay kheyrka hana waafajiyo.

Maamulaha Shirkada Al-Manal Furniture

WQ: Axmed Dr. Maxamed Cabdi Da’uud

axmeddaud@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories