Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Xisbiyada Mucaaradka iyo Xukuumadda oo wada-hadal ku xalinaya khilaafka ka taagan Diiwaangelinta Madaniga ah

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka iyo Xukuumadda Somaliland, ayaa ku heshiiyey inay wada-hadal ka yeeshaan khilaafka ka aloosan diiwaangelinta Madani ah oo labada xisbi ee...

DAAWO Dood aan Waxba laysula Hadhin oo Mucaaradka iyo Muxaafadka ku dhexmartay Khilaafka ka taagan Diiwaangelinta Madaniga ah

MUCAARAD IYO MUXAAFID LA KALA JIIDAY - Weerarkii Xildhibaan Bukhaari, Weerar-celintii Cali Guray iyo Weetayntii Cabdirashiid Riyo-raac Hargeysa (SLpost)- Dood Xaasaasi ah oo aan waxba...

Burco: Cisbitaalka Guud oo la ciir-ciiraya Dhaawacyada 68 Qof oo intooda badan xaaladdooda Caafimaad liidato

Burco (SLpost)- Shil-baabuur oo sababay dhaawacyada Konton Qof, ayaa maanta ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ka dib markii gaadhigii ay...

Dalka Oman oo Mashruuc Malaayiin Dollar Ku baxayso ku maal-gashanaya Dekedda Berbera iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay

Muscat (SLpost)- Shirkadda ugu weyn dalka Cumaan ee soo saarta Sibidhka, ayaa maal-geshi ku kacaya malaayiin Dollar ku samaynaysa Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland. Shirkaddan...

Madaxweyne Siilaanyo oo ka hadlay Shakhsiyaddii iyo Kaalintii uu dhismaha Waxbarashada ka soo qaatay Guddoomiyihii hore ee Jaamacadda Hargeysa oo maanta geeriyoooday

Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariistee Waxa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay Guddoomiyihii hore ee Jaamacadda Hargeysa Marxuum Prof Cabdi Haybe Cilmi oo isla...

Guddida Dhismaha DAWGA-CAD oo Kormeer ku sameeyey Geedi-socodka Jidkaas, Baaqna u Diray Ganacsatada Iyo Qurba-joogta

Hargeysa (SLpost)- Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa kormeeray dhismaha Jidkaasi oo meel wanaagsan maraya, gaar ahaan ballaadhin lagu samaynayo meelaha...

Tirada Dad u dhintay Shuban-biyood ka Dilaacay Magaalada Burco iyo Qaylo-dhaanta Maamulka Caafimaadka ee gobolka Togdheer {DHEGAYSO}

“Xannuunnaa ka dillaacay Jadeecadu ka mid tahay iyo darxumooyin kale oo nafaqo-darradu ka mid tahay, markaa immika waxay Qayla-dhaantu ka jirtaa degmada Qorulugud gaar...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img