HomeBurco: Cisbitaalka Guud oo la ciir-ciiraya Dhaawacyada 68 Qof oo intooda badan...

Burco: Cisbitaalka Guud oo la ciir-ciiraya Dhaawacyada 68 Qof oo intooda badan xaaladdooda Caafimaad liidato

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco (SLpost)- Shil-baabuur oo sababay dhaawacyada Konton Qof, ayaa maanta ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ka dib markii gaadhigii ay saarnaayeen nooca Waraadka loo yaqaano kula dhacay Jidka Woqooyi ka soo gala magaalada.

Dhammaan dadka ku dhaawacmay shilkan oo intooda badan xaaladdooda caafimaad liidato, marka laga yimaaddo toban qof oo dhaawacyo fudud soo gaadheen, ayaa la geeyey cusbitaalka Guud ee magaalada, halkaas oo baxnaaninayo caafimaadkooda, mana jiraan ilaa immika cid geeriyootay dhaawacyada shilkani sababay.

Burco: Cisbitaalka Guud oo la ciir-ciiraya Dhaawacyada 68 Qof oo intooda badan xaaladdooda Caafimaad liidatoGaadhiga Shilka sababay, ayaa la sheegay inuu ka tagay Tuulada Gidheys oo ku taala Woqooyiga magaalada Burco, waxa kale oo ku dhintay tobanaan neef oo xoolo ah oo gaadhiga saarnaa, halka hanta kale oo saarnayd oo isugu jiray Oonta Xoolaha, Caano iyo Agab kale ay halkaas ku burburey.

In kasta oo aanay jirin Dad ku dhintay Shilkan, haddana marka la eego tirada dadka ku dhaawacmay, waxa uu noqonayaa shilkii ugu khasaaraha badnaa ee inta la ogyahay ka dhacay magaalada Burco muddooyinkii u dambeeyey.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories