HomeDalka Oman oo Mashruuc Malaayiin Dollar Ku baxayso ku maal-gashanaya Dekedda Berbera...

Dalka Oman oo Mashruuc Malaayiin Dollar Ku baxayso ku maal-gashanaya Dekedda Berbera iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Muscat (SLpost)- Shirkadda ugu weyn dalka Cumaan ee soo saarta Sibidhka, ayaa maal-geshi ku kacaya malaayiin Dollar ku samaynaysa Dekedda magaalada Berbera ee Somaliland.

Shirkaddan oo lagu magacaabo Raysut Cement, ayaa maanta Heshiis Terminal Cusub lagu kordhinayo dekedda Berbera la saxeexatay shirkad lagu magacaabo Barwaaqo Cement oo Somaliland laga leeyahay, kaas oo loogu talo-galay inay gaar u noqoto soo-dejinta Sibidhka ay soo saarto Shirkadda reer Cumaan oo marka Somaliland laga yimaaddo noqon doonto marin loo mariyo ganacsiga Sibidhka waddamada Geeska Afrika.

DIGITAL CAMERAHeshiiska oo ka dhacay caasimadda dalka Cumaan ee Muscat, waxa goob-joog ka ahaa isla markaana labada dhinac heshiiska u saxeexay Shirkadda Raysut Cement Eng Salid bin Alawi bin Mohammed Baabood iyo Guddoomiyaha Shirkadda Barwaaqo Cement Ismaaciil Siciid Xuseen, sida ay baahisay jariiradda Muscat Daily oo shabakadda Somalilandpost.net warkan ka soo xigatay.

“Sida heshiisku yahay, qayb cusub oo laga dejiso Sibidhka, isla markaana lagu qaybiyo lagu kordhin doonaa Dekedda Berbera, iyada la isticmaalayo farsamadii ugu dambeysay ee keydinta Sibidhka oo loo samayn doono goob lagu keydiyo 12,000 Tan,” sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha Shirkadda reer Oman oo Wargeyska u warramay.

Guddoomiyaha Shirkadda Raysut Cement, waxa uu sheegay in maal-gashiga mashruucan ay ku kici doonto lacag dhan 7.5 milyan oo Dollarka Maraykanka ah.

Ma jiro wax war oo ka soo baxay dhinaca dawladda Somaliland, gaar ahaan maamulka Dekedda Berbera iyo Shirkadda Barwaaqo Cement, oo ka hadlaya heshiiska lala galay shirkaddan.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories