Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Saylac oo Laba Maalmood u Xidhan Xaalad Amni-darro, Maamulihii Dugsiga oo la dilay iyo Macalimiinta oo Shaqo-joojin sameeyey

SAYLAC (SLpost)- Dugsiga H/Dhexe ee magaalada Saylac, ayaa muddo dhowr maalmood ah u xidhan sababo dhinaca ammaanka ah, ka dib markii mid ka mid...

WAJAALE: Khasaare ka dhashay Dab-xooggan oo demintiisa Gacmaha loola tagay iyo Shacab ka gadooday Adeeg la’aanta Maamulka degmada iyo Xukuumadda

Tog-wajaale (SLpost)- Meherado ganacsi oo iyo guryo tiro-badan, ayaa ku shuf-beelay dab xooggan oo maanta ka kacay badhtamaha faras-magaalaha Xarunta ganacsi ee magaalada Tog-Wajaale...

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Mawshruuc Siyaasadeed Mucaaridku ka dambeeyey ku sheegtay Calanka Kulmiye ee Gabiley lagu gubay

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo sababaysay ciddi ka dambaysay Calanka Xisbiga Kulmiye oo todobaadkii hore lagu gubay magaalada Gabiley ee Xarunta Gobolkaas, waxaanay ku...

Boko Haram oo Beenisay Heshiis Dhexmaray Dawladda Nigeria, sheegayna inay Muslimiyeen 200 gabdhood oo u af-duubnaa

Lagos (SLpost)- Kooxda Boko Haram oo ka dagaalanka dalka Nigeria, ayaa beenisay inay heshiis xabbad-joojin ah la gashay xukuumadda dalkaas, iyaga oo sheegay in...

Tifafrihii Guud ee Telefishanka HCTV oo Xilkii Iska Casilay iyo Sababo Xaasaasiyad Siyaasadeed abuuray oo go’aankiisa ku lammaan

“Haddaba, anigoo ogsoon inaan ahay qofka kowaad ee leh masuuliyada wax kasta oo ka baxa TV ga xumaan iyo samaanba waxay ila noqon weyday...

Maxkamadda Degmada Gabiley oo ka gar-naqaysa Dacwad u dhaxaysa Xisbiga Kulmiye iyo Suxufiyiin xadhiggooda loo maray sifo Sharciga baalmarsan

Damaqa dhacdada Weriyeyaashu tabiyeen, Doodda Badhasaabka Gabiley iyo Digniinta Ururka Suxufiyiinta Gabiley (SLpost)-  Maxkamadda degmada Gabiley, ayaa lagu in la horgaynaa Laba wariye oo ka...

Carruur Walaalo ah oo Dacwad ku oogay Shirkadda Diyaaradaha ee Malaysian Airlines

Kual Lumpur (SLpost)- Laba carruur ah oo u dhashay waddanka Malaysia, ayaa dacwad ka gudbiyey shirkadda diyaaradaha ee dalkaasi oo ay ku eedeeyeen inay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img