Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo oo ballan-qaaday inay Xukuumaddiisu kaalin laxaad leh ka geysanayso Dhismaha Jidka Baligubadle/Hargeysa

BALIGUBADLE (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maanta xadhigga wejiga kowaad ee dhismaha Jid Laami ah oo Isku-xidhaya magaalooyinka Hargeysa iyo...

Ciidamada Ammaanka oo gacanta ku dhigay IDAACAD Xukuumaddu baadi-doonkeedu Dhakafaar ka qaadday iyo Shaqaale ka hawl-galayey

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska ee Hargeysa, ayaa caawa gacanta ku dhigay Idaacad FM ah oo saddexdii bilood ee u dambeeyey laga dhegaysanayey gudaha magaalada...

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Qirtay Eedaymo Guddoomiyaha Wakiilladu u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, ayaa jawaab ka bixiysay eedaymo la xidhiidha Xadhiga Xoghayaha Guud ee...

Daawo Qaybta labaad ee WARAYSI XIISO BADAN oo lala yeeshay Fannaanadda Caanka ah Sahra Axmed Jaamac

Daawo Qaybta 2aad ee WARAYSI XIISO BADAN oo lala yeeshay Fannaanadda Caanka ah Sahra Axmed Jaamac oo dib u jalleecday waayaheedii Faneed. Goormaa Isugu Horeysay...

HARGEYSA & MUQDISHO: Isbarbar-dhigga Faraqii u dhexeeyey Jewiyadii is-shabbahay ee Labada Gole Baarlamaan oo la horgeeyey Mooshinno Fashilmay

Ka War-wareeggii Guddoomiye Cirro ee gelista Golaha Wakiillada iyo Ka Bixistii Guddoomiye Jawaari ee Fadhiga Baarlamaanka  Hargeysa/Muqdisho (SLpost)- Mooshin Xildhibaannada Muxaafidka ee Golaha Wakiillada Somaliland...

Wasiirkii hore ee Daakhiliga oo Khilaafka Siyaasadeed ee dalka ku xidhiidhiyey Tafaraaruqii Siyaaasadeed ee Horseeday Midowgii Soomaaliya

HARGEYSA (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumaddii Alle ha u naxariistee Madaxweyne Cigaal, ahaana guddoomiyihii Guddoomiyihii guddigii Aftidii Dastuurka Somaliland ee sannadkii...

Madaxweynaha Turkiga oo soo bandhigay Caddaymo uu ku tirtiray Taariikh Reer Galbeedku Guusheeda ku faanaan

Ankara (SLpost)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in dunida Islaamku uga horeysay Daah-furka Qaaradda Latin Ameerika waddamada reer Galbeedka oo sheegta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img