Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Xisbiga WADDANI oo sheegay inaanay Aqoonsan Doonin Natiijo Kasta oo ka soo baxda Wada-hadalladda Somaliland iyo Somaliya

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaabka ay xukuumaddu u maamushay ka qaybgalka wada-hadalada Somaliland iyo Somalia,...

Hargeysa: Mudaharaad ka Dhashay Hawl-gal Ciidamo Sameeyeen Xaafadda Xawaadle

Hargeysa (SLpost)- Ciidamo Boolis ah ooh awl-gal bartilmeedsan u socday, ayaa saaka subaxnimadii ka dul-dagay isla markaana xoog ku galay guri ku yaala xaafadda...

Dharaarihii Steve iyo Dhalanrogga Qurbaha

Walaalkay dhab iyo Dhiigaygiiyoow  Dhofkiinu wuu Igu dheeryahayee Wax idin dhiba Illaah Ha idin dhaafiyo Dhulkii hooyo waa kanee Dhaqashaduna waa meel Dhalashaduna waa meel Waydin dhaariyeee Ha is dhalan rogina Codkii Maxamed Mooge...

Afsoomaaliga Iyo Teknoloojiyada – W/Q: Cabdalla Xaaji Cusmaan

Sannadkii 1972kii markii la hirgeliyey qoraalka Afsoomaaliga waxa suura galay in la diiwaan geliyo suugaanta iyo dhaqanka hodanka ah ee aynnu ku faanno, hawshaa...

Afrika iyo Dimuqraadiyadda – W/Q: MAC

Waddamada qaarada Afrika waxay soo mareen xaalado badan oo kala duwan oo aynu hore u soo falanqaynay sidaasi awgeed doorarkii iyo isbadaladii horumarineed ay...

Cunista Cuntada Waddaniga Ah Oo Hargeysa Ku Soo Badanaysa Iyo Faa’idadeeda – WARBIXIN (Cabdishakuur Maxamuud)

Cunista cuntada waddaniga ah ayaa muddooyinkan danbe ku soo badanaysa magaalada Hargeysa. Marka aad tagto meelaha lagu sameeyo cunto waddanida ee ku yaalla suuqyada...

Cuqaal Iyo Waxgarad Xukuumadda ugu Baaqay Ka Hortagga dhibaato ka soo fool-lejh Deegaanada Waqooyiga Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka iyo Cuqaasha Deeganada Woqooyiga Hargeysa ilaa xeebta oo isku soo bax ballaadhan ka sameeyey shalay deegaanadaasi, ayaa xukuumadda Somaliland baaq cabasho...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img