Maareeyaha Wakaallada Biyaha Hargeysa oo Faahfaahiyey Mashruuca Biyo Soo-saarka Xumbo-weyne
Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Wakaalladda Biyaha Hargeysa Mr. Ibraahin Siyaad Yoonis, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar dadka qaar ku sheegeen in mashruucii biyo...
Wada-hadalladii Somaliland iyo Somaliya oo Mar kale dib ugu Dhacay Muddo aan la Cayimin
Hargeysa (SLpost)- Iyada oo todobaadkan gudihii loo ballansanaa inay dib-u-bilaabmaan wada-hadalladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya oo dhowr jeer oo hore dib-u-dhac ku yimi,...
Muwaadin ka hadlay Ciidamo Boolis ah oo Ku Rasaaseeyey Hawl-gal ay ku qaadeen Gurigooda
Hargeysa (SLpost)- Muwaadin Idiris Dayib Cabdi oo kamid ah Dhalinyarada Somaliland ee deggen Hargeysa, ayaa sheegay in askar Hubaysani ay maanta duhurkii Ku soo...
Qiimaha Biyaha – W/Q: Cabdifataax
Biyuhu Waa nolol,Noloshuna waa Biyo Ayaad Maqashaa.Biyuhu iyaga ayaa ka qaalisan kana horeeya Shidaalka oo aan maanta garaneynu sida uu Aduunka ugu yahay wax...
La Talinta Toosan Ayaa Hogaamin Suubin Laga Dhaxlaa – W/Q: Fouad Abdisalam
Hogaanka suuban ee allah ka sakow umadi u doorato in u hogaamiyo waxaa saran uu umadaas si samafal iyo cadaalad ah oo allah ku...
Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo Warbixin-sannadeedkiisa ku soo Bandhigay Tacaddiyada kala Geddisan ee lagu kacay Warbaahinta Madaxa-bannaan
Hargeysa (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa warbixin sannadeed uu maanta soo saaray ku soo bandhigay tirada tacaddiyada kala geddisan ee Xukuumadda Madaxweyne...
Saaxada Fanka Iyo Xidigihii Qurxiyay TV-ga Qaranka! By: M. Sh. Cumar – Tafatiraha Wargeyska Saxafi
Fannaanka in la ogaado Magaciisa/Magaceedda, in lagu xidhmo dhegaysigooda, dabadeed la qabatimo sidii balwadda oo la xiiseeyaa wax howl-yar ma aha, mana jiro heesaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

