HomeCuqaal Iyo Waxgarad Xukuumadda ugu Baaqay Ka Hortagga dhibaato ka soo...

Cuqaal Iyo Waxgarad Xukuumadda ugu Baaqay Ka Hortagga dhibaato ka soo fool-lejh Deegaanada Waqooyiga Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

woqooyigaHargeysa (SLpost)- Wax-garadka iyo Cuqaasha Deeganada Woqooyiga Hargeysa ilaa xeebta oo isku soo bax ballaadhan ka sameeyey shalay deegaanadaasi, ayaa xukuumadda Somaliland baaq cabasho ah ugu wax ka qabashada shakhsiyaad ay ku sheeganeen inay dano gaar ah oo sharciga baal-marsan ku doonayaan in ay seerayaal ama beero sharci daro ah ka sameeyeen deeganadaas oo aan laga ogolayn in cid gaar ahi oodato dhulka danta guud ee xoolo dhaqatada ama bulshada ka wada dhaxeeya.

Cuqaashan iyo waxgaradkan ayaa isu soo baxan ka sameeyey tuulooyinka Ceel la-helay, Ceel Sheekh Bildhaaley, Hulka iyo Tuulada Qabile, deegaanadaasi oo ka reeban in laga sameeyo seerayaal ama wax loogu yeedho Beero maadaama bulshada halkaasi wada degta ee walaalaha ahi yihiin kuwo xoolo dhaqato ah.

Cuqaashan iyo wax garadka ayaa waxa kale oo ay cabashadoodan ku sheegeen in ay tixgalinayaan xeererka u dajisan dhulka xoolo-daaqsimeedka ah waxaanay codsigoodan u direen wasaaradaha ay khusayso ee arimaha gudaha, deegaanka iyo xoolaha.

Cabashada wax-garadka deeganada ayaa ku aaddan kadib markii nin ganacsade ahi uu halkaasi ka bilaabay mashaariic uu ku doonaya in uu beero kaga samaysto  dhul balaadhan oo xoolo deeqsimeed ah sida ay ku waramayaan cuqaasha deeganadaasi taas oo keentay in ay sababto isku dhac colaadeed.

Geba-gabadiina cuqaasha iyo waxgaradka deegaanadani waxay xukuumada ka codsadeen in ay soo kala gaadho inta aanay dhibaato soo kala gaadhin dadka xoolo-dhaqatada ah iyo Ninka ganacsadaha ah.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories