Somaliland Oo shaacisay In wada hadaladii u socday Soomaaliya ka furmayaan turkiga
Hargaysa (SLpost)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in wada hadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Soomaaliya ay dalka Turkiga...
OODWEYNE: Soo-dhawayntii Weftiga Wasiir Xirsi, Bilowgii Ubucda ismaandhaafka iyo Khasaare ka dhashay Mudaharaad Dad Gadoodsani kala hortageen (DAAWO)
Oodweyne (SLpost)- Wefti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan kana Mid ahaayeen Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga Md...
Murashax Jamaal Cali Xuseen si Adag u dhaliilay siyaasadda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)- Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa xukuumadda ku dhaliilay in aanay siyaasad cad ka lahayn wada hadaladii ay...
Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee TELESOM Oo Wacdarro ka dhigtay Carwadii 6-aad Ee Ganacsiga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa maanta wacdaro ka dhigtay bandhiga Carwada 6aad ee Ganacsiga Somaliland oo lagu qabtay hotel Guleed...
Fanaxda iyo Quruxdeeda – W/Q: Cabdifataax
Waa Qurux oo Dadka leh Ayaa Qurux badan?Yaa Yidhi waa Qurux ama u heysta Fanaxada Qurux?Maxaad adigu ku diidey ama uga soo Horjeeda Waa...
Isbar-bardhigga Labada Heesood ee Xildhibaan/Abwaan Jaamac Riyo u kala tiriyey Daahir Rayaale iyo Axmed-Siilaanyo
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Abwaan Jamaac Faarax Axmed (Jaamac Riyo), ayaa soo saaray Hees cusub oo sanado dhitaynayey oo uu la maaganaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed...
Xukuumadda oo Ballan-qaaday inay Magaalada Hargeysa biyo ku filan Heli doonto Sannadkan 2014
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday qorshe ay u diyaarinayso sidii magaalada Hargeysa biyo ku filan u heli lahayd sannadkan maanta bilowga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

