Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyey Xubnaha Cusub ee Komishanka Doorashooyinka iyo Dar-daaran Madaxweyne Siilaanyo u jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Dr Yuusuf Cali, ayaa maanta Madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Todobada Xubnood ee Guddiga Doorashooyinka Cusub oo todobaadkii...

Dawladda Itoobiya oo wax ka beddeshay Qiimaha Fiisayaasha, muddo-na u qabatay Ogolaanshaha Baasboorkii hore ee Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Safaaradda Itoobiya ku leedahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday wakhtiga rasmi ah ee ay guud ahaanba joojinayso Dal-ku-galkii...

“Nebigu (SCW) waa Dayuus-buu yidhi ninka Caarkiisii, carruurtiisa iyo reerkiisii kaga taga nin Mutacaafi ah oo uu yidhi ii ilaali guriga” – Taliye ku-xigeenka...

Hargeysa (SLpost)- Taliye ku-xigeenka Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Saleeban Xasan (Sablaale), ayaa ka hadlay hawl-gal ciidammada laanta Socdaaku ku qab-qabteen dad Ajaanib ah oo...

Maamulka Haamaha Shidaalka oo masuuliyadda Qiimo-bararka Sicirka Shidaalka Dusha ka saaray Ganacsatada Tafaariiqleyda ah

Hargeysa (SLpost)- Maamulka Haamaha Keydka Shidaalka ee magaalada Berbera, ayaa ganacsada iska leh Kaalmaha Shidaalka lagu iibiyo ugu baaqay inay jabiyaan qiimaha Shidaalka oo...

CILMI-BAADHIS – W/Q: Abdifataah Mahamed Ahmed

Aqoonyahanka Bulshadeenu horta Ma yahay Mid Cilmi-baadhis Xeeldheer ku sameeya Qeybaha Aqoontiisa, Nolosha, Taariikhda iyo Casharada laga Barto waayo Aragnimada bulshada.si Aynu u barano...

Dawladda Ethiopia oo loo dhisayo Dhuuntii Shidaal u horeysay ee Ku xidhaysa Xeebaha Badda Cas

ADDIS ABABA (SLpost)- Shirkado maal-gashi oo gaar loo leeyahay, ayaa waddamada Itoobiya iyo Jabuuti u gudbiyey qorshe lagu dhisayo Dhuun nooca shidaalka qaada ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img