HomeCILMI-BAADHIS - W/Q: Abdifataah Mahamed Ahmed

CILMI-BAADHIS – W/Q: Abdifataah Mahamed Ahmed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

ceelaabeAqoonyahanka Bulshadeenu horta Ma yahay Mid Cilmi-baadhis Xeeldheer ku sameeya Qeybaha Aqoontiisa, Nolosha, Taariikhda iyo Casharada laga Barto waayo Aragnimada bulshada.si Aynu u barano una Sameyno Cilmi-baadhis ma Keliya waxa aynu rabnaa Dhibaato iyo Carqalado jira oo u baahan in Xalkooda si qoto dheer loo daraaseeyo Mise Nolosheena oo dhan Ayaa u baahan In Cilmi-baadhis loogu baxo.Cilmi-baadhistu Nolosheena ayey caawineysaa,Tagtada,Timaatada iyo Aminta la Joogaba ayey Ayeynu Aragtiyo lagu wajaho ama lagaga dabaasho u Heleynaa.Baadhida iyo Daahfurida Aqoon iyo Cilmi cusub oo Guuleysta ayeynu Sahamineynaa.Tijaabooyin iyo isku dayo Dhinaca horumarka loo qaado laguna guuldareysto ayaa mar kale Guul laga gaadha lagu ilaawo Niyadjabkii hore.Barashada iyo Fahanka Ahmiyada waxa aynu baraneyno ayaa ah mid Wakhti fog ka dib la garwaaqsado.

Aqoonyahanka bulshadeena ee Garaadka badan,iyo Ardeyga waxbarashada ku Jira ee loo Aqoonsadey in uu yahay Mid Fikir,Dedaal iyo Karti Taclineed koobsadey ayey tahay in ay Bilaabaan kuna talogalaan in ay Bulshadooda ka caawiyaan Hirgelinta aasaas iyo bilow Xarumo Cilmi-baadhis ku shaqeeya.Maskaxda Caqliga badan iyo Fikirka wanaagsan ee ku Jira qaar ka mid ah Aqoonyahanku waa mida dhiirigelineysa in la casriyeeyo lana helo Natiijo cusub oo wanaagsan oo la xidhiidha qeybaha kala duwan ee shaqada iyo Nolosha.Cilmi-baadhistu waxa ay Jidka u xaadhaa wax soo saar intii hore ka kordha iyo in Tayada nolosha bulshada kor loo qaado.Isku xidhnaanta Xarumaha waxbarasho,Xafiisaadka shaqada iyo Warshaduhuna waa Mid suurtagal ka dhigta in hadba meesha baahida loo qabo la garto loona badiyo Da,yarta soo baxeysa.

Xarumaha Cilmi-baadhista ee Bulshadeenu maaha weli kuwo u hanaqaadey sidii la rabey,23 sanno ka dibna weli si Qallafsan oo Jaahilnimo ah Ayeynu isbedelada uga hor imaneynaa.Bulshadeenuna Dhamaanteed waa wada Aqoonyahan Mid kasta aan la sixi karin.Tixgelinta Takhasuusaadka ayaan weli helin Abaalmarintii Rasmiga aheyd.Qeyb kasta oo Bulshadeena ka mid ah ayaa ku Xadgudubtey Masuuliyadihii iyo Xuquuqihii asaasiga ahaa,haddana in la saxo ayeyba ka sii Cadhoonayaan.

Dawladeenu ma laha Xafiisyo iyo Dugsiyo lagu barto kuna Hawlgala arimaha Cilmi-baadhista ka hor Waxbarashada iyo ka Dib waxbarashada intaba.Dhiirigelinta shaqooyinka la xidhiidha Cilmi-baadhista ayaa bulshadeena ku yar,aqoon hadal iyo Afka ah oo Qoraalku ku yaryahay,fikir yar iyo Dedaal iyo karti kooban ayeynu rabnaa in aynu ku gaadhno Quruumo 2o Qarni inaga horeeya.Miisaaniyad,Shaqaalle iyo Agab lagu tayeeyo Hirgelinta iyo Kor u qaadida Heerka Cilmi-baadhiseed ee Bulshadu waa mid ay tahay in Xukumadu Talada ku darsato.

95% Dadka Bulshadeenu waa kuwo Jaadka Cuna,Wakhtiga ugu badan ee Noloshaaduna wuxuu ku Dhamaadaa Habeen iyo Maalin Raadinta iyo Cunida Jaadkaasi,Dhaqaalle culus oo Adag laguna Qiyaaso 2 Million lacag ku dhow Ayaana maalintii Jaad lagu cunaa,Dhinaca kale Xafiisaadka Dawlada waxa laga Rawaxaa 12ka Duhurnimo Intooda badan iyada oo Fadhi Jaad lagu sii socdo,Dadkaasi Maxaa horumar ka soo socda ayaad isleedahay.Xukumaduna marna ma ka fekirtey Qorshe Balwadaha dadka lagaga joojiyo Mise in sidaasi la ahaado ayey ka doorbideysaa.

 

Abdifataah Mahamed Ahmed

Ceelaabe_10@Hotmail.Com

La soco ……………..

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories