Wasiirka Madaxtooyada oo faahfaahiyey Natiijada Shir dalka Turkiga ku dhexmaray Somaliland iyo Somaliya
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada shir isaga iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda magaalada Ankara...
Saxaafadda Iyo Kulmiye Wakhtigiisii Mucaaridnimo Iyo Isa Seega Muxaafidnimo. FAALLO
Xisbiga Kulmiye oo Mudo dheer soo ahaa Mucaarid soo bandhiga Dhaliilihii Maamulkii ka horeeyay ee Hogaaminayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa ku ad adkaa...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada oo laashay Dacwado bani’aadamnimada ka dhan ah oo loo haystay Madaxweynaha Kenya
Hague (SLpost)- Maxkamadda Dambiyada dagaalka Caalamka ee ICC, ayaa Jimchii shlaay shaacisay inay ka noqotay dacwado Xuquuqda Bani’aadamka ka dhan ah oo loo haystay...
Ururka Maayarrada Somaliland oo Hambaleeyey Maayar Guursaday
CEERIGAABO (SLpost)- Ururka ay ku midaysan yihiin maayarrada Somaliland, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Maayarka Magaalada Qadiimiga ah ee Maydh Prof Xuseen Sheekh...
Maxkamad Dawladda Faraniiska ku Xukuntay Mag-dhow ay siiyo Budhcad-badeed Soomaali ah
Brussels (SLpost)- Maxkamadda Xuquuqda Adaamaha ee Midowga Yurub, ayaa waddanka Faransiiska ku eedaysay inuu ku xad-gudbay Xuquuqda Budhcad-badeed Soomaali ah oo weerar u geystay...
Aqoonyahan Qurbejoog ah oo Shaaciyey inuu u taagan yahay tartanka Doorashada Mudaneyaasha Golaha Wakiillada
Boson (SLpost)- Dr Ciise Keyd oo ah Aqoonyan reer Somaliland ah, isla markaana muddooyinkii u dambeeyey ku noolaa waddanka Mareykanka, gaar ahaan Boston, ayaa...
Xubin ka tirsan Guddigii hore Doorashooyinka oo iftiimiyey Laaluush ay bixisay Shirkad Dacwad Musuq-maasuq kaga socoto dalka Ingiriiska
Waxa kale oo gal-dacwadeedka maxkamadda lagu sheegay in lacagta guud ee shirkaddu labada jeer heshay ahayd $147,795, iyada oo shirkaddu taas beddelkeeda lacag dhan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

