Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Guddiga Cusub ee Doorashooyinka oo Hoggaanka Cusub Doortay iyo Wejiga Madal Mucaaradka iyo Muxaafadba loo dhammaa oo xilka ay kula wareegeen

Hargeysa (SLpost)- Xubnaha cusub ee Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta xilka kala wareegay Guddigii hore ee shaqadu ka dhammaatay, isla markaana waxay doorteen...

Qaramada Midoobay oo ka hadashay Mowqifkeeda Go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya ku caydhiyey Raysalwasaare Cabdiwali iyo Xukuumaddiisa, talooyinna u jeediyey Madaxda dalkaas

Muqdisho (SLpost)- Jimciyadda Quruumaha ka dhaxaysa, ayaa soo dhawaysay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya kalsoonida kagala noqdeen Raysalwasaarihii hore ee Somaliya Cabdiwali Sheekh iyo Xukuumaddiisa, haseyeeshee...

Mudane Madaxweyne, La Taliyaaha Beelaha Gabooye Mudane Barkhada Jamac Xirsi Waxa Uu U Qalmaa Wasiir – W/Q: Maxamed Cabdi Jaamac

Asalamu Calaykum Waraxmatulahi Wabarakato, Marka Hore Waxa Aan Salaamayaa Dhammaan Warbaahinta Xorta Ah Ee Reer Somaliland Iyo Akhristayaasha Sharafta Badan Iyo Dhammaan Bulsho Weynta...

Xisbiga UCID oo soo Munaasibad ballaadhan ku Qaabiley Taageerayaal gobollada Galbeedka u dhashay (SAWIRRO)

Hargaysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa munaasibad ballaadhan ku qaabiley Taageerayaal cusub iyo siyaasiyiiin ka soo kala jeeda gobollada Selal iyo Gabiley,...

Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya oo la muddeeyey

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa tafaasiil ka bixiyey natiijada shir gogol-xaadh u ah...

Wefti ka socda Dawladda Maraykanka oo Hargeysa soo gaadhay iyo Nuxurka Waxyaabaha lagaga hadlay Kulan dhexmaray Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Cabdiraxmaan Saylici iyo Xubno ka tirsan golihiisa Wasiirrada, ayaa maanta...

Ujeeddada Safar Shir-guddoonka Golaha Wakiilladu ku tageen dalka Itoobiya

Addis Ababa (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta gaadhay magaalada Addis Ababa ee Xarunta Dalka Itoobiya,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img